HomeWararDhageyso:-Dowladda Soomaaliya oo shaacisay waxyaabaha hakiyay bixinta baasaboorka

Dhageyso:-Dowladda Soomaaliya oo shaacisay waxyaabaha hakiyay bixinta baasaboorka

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Maalmihii la soo dhaafay waxaa taagneed cabasho Shacabka Magalada ka qabeen in uu istaagay bixinta baasaboorka Soomaaliga,hayeeshee dowladda Soomaaliya ay sheegtay in xal laga gaaray. Agaasimaha Hay’adda Waaxda Socdaalka iyo Jinsiyadaha Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Aadan(Koofi) ayaa sheegay in dib u habeyn lagu sameynayay hababka loo bixiyo baasaboorka. Sidoo kale Agaasime Koofi ayaa sheegay in la […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Maalmihii la soo dhaafay waxaa taagneed cabasho Shacabka Magalada ka qabeen in uu istaagay bixinta baasaboorka Soomaaliga,hayeeshee dowladda Soomaaliya ay sheegtay in xal laga gaaray.

Agaasimaha Hay’adda Waaxda Socdaalka iyo Jinsiyadaha Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Aadan(Koofi) ayaa sheegay in dib u habeyn lagu sameynayay hababka loo bixiyo baasaboorka.

- Advertisement -

Sidoo kale Agaasime Koofi ayaa sheegay in la dhameeyay Dhismaha Cusub ee Xarun lagu bixinayo Baasaboorka taasina ay keentay in uu hakad galay,hayeeshee Maanta ay dib u bilaawdeen.

Dhageyso Codka Agaasimaha waaxda Socdalka iyo Jinsiyadaha.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts