HomeWararDEG DEG:-Ganacsade Goordhow lagu dilay Magalada Muqdisho

DEG DEG:-Ganacsade Goordhow lagu dilay Magalada Muqdisho

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Kooxo hubeysan ayaa Maanta Magalada Muqdisho waxa ay ku dileen Nin la sheegay in uu ahaa Ganacsade,iyaga oo dilka kadib baxasaday. Ninka la dilay oo lagu Magacaabi jiray Cabdi Cismaan Afrax oo loo yaqaano (Cabdi Biifane),waxana la sheegay in dadkii dilka geystay ay ugu tageen Hoygiisa oo ku yaalla Agagaarka ex-koontorool Afgooye ee Magalada Muqdisho. […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Kooxo hubeysan ayaa Maanta Magalada Muqdisho waxa ay ku dileen Nin la sheegay in uu ahaa Ganacsade,iyaga oo dilka kadib baxasaday.

Ninka la dilay oo lagu Magacaabi jiray Cabdi Cismaan Afrax oo loo yaqaano (Cabdi Biifane),waxana la sheegay in dadkii dilka geystay ay ugu tageen Hoygiisa oo ku yaalla Agagaarka ex-koontorool Afgooye ee Magalada Muqdisho.

- Advertisement -

Qaar ka mid ah eheladiisa ayaa waxa ay Dalsan u sheegeen in Xilli uu ka soo baxayay Gurigiisa rag hubeysan ay rasaaseeyeen,isla markaana ay dilka kadib ka qaateen Gaari Prado ah oo uu watay,waxaana rasaasta lagu furay ku dhaawacantay Gabar uu dhalay oo guriga ku sugneyd.

Cabdi Cismaan Afrax oo loo yaqaano (Cabdi Biifane) ayaa sida Eheladiisa ay sheegeen waxa uu ahaa Ganacsatada soo dejisa Gawaarida,hayeeshee aysan garan Karin sababta loo dilay iyo dadka ka dambeeyay dilkiisa.

Ciidamo ka tirsan kuwa Dowladda Soomaaliya ayaa tegay Goobta dilka ka dhacay wallow dadkii dilka geystay ay ku baxsadeen Gaariga uu lahaa Ganacsadaha la dilay.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts