HomeWararPuntland oo Eedeyn kulul u jeedisay Dowladda Federaalka(War-Saxaafadeed)

Puntland oo Eedeyn kulul u jeedisay Dowladda Federaalka(War-Saxaafadeed)

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

War qoraal ah oo laga soo saaray Maanta oo Arbaco ah Madaxtooyada Puntland ayaa waxaa Eedeyn kulul loogu jeediyay dowladda Federaalka Soomaaliya,iyada oo lagu eedeeyay inay faragelin ku heyso doorashada la filayo inay dhawaan ka dhacdo Puntland. Qoraalka oo dhowr qodob ka koobnaa ayaa lagu sheegay in uusan xilligaan jirin khilaaf ka dhashay Magacaabista Madaxweynaha […]

- Advertisement -
- Advertisement -

War qoraal ah oo laga soo saaray Maanta oo Arbaco ah Madaxtooyada Puntland ayaa waxaa Eedeyn kulul loogu jeediyay dowladda Federaalka Soomaaliya,iyada oo lagu eedeeyay inay faragelin ku heyso doorashada la filayo inay dhawaan ka dhacdo Puntland.

Qoraalka oo dhowr qodob ka koobnaa ayaa lagu sheegay in uusan xilligaan jirin khilaaf ka dhashay Magacaabista Madaxweynaha Puntland Guddiga ansixinta iyo xalinta khilaafaadka Golaha Wakiiladda Puntland,isla markaana doorashada sida loogu talo galay ay ku dhaceyso.

- Advertisement -

Waxaa War-Saxaafadeedka sidoo kale lagu sheegay in wax khalqal ah aan la gelin Karin doorashada dhawaan ka dhaceysa Puntland,sidoo kalena guddiga khilaafaadka uu Shaqadiisa si wanaagsan u qabsan doono.

Akhriso War-Saxaafadeedka ka soo baxay Madaxtooyada Puntland.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts