HomeWararSawirro:-Ciidamada Dowladda oo lagu amray inay ku baxaan dagaalka D/Balanbale

Sawirro:-Ciidamada Dowladda oo lagu amray inay ku baxaan dagaalka D/Balanbale

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Saraakiil ka tirsan Taliska Qaybta 21aad ee Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliya ayaa waxa ay kormeer amni ku marayaan deegaano ka tirsan Gobolka Galgaduud,iyaga oo dadaalo ku bixinaya sidi loo joojin lahaa dagaalo ka dhacay deegaano ka tirsan Gobolkaas. Saraakiisha ayaa Kulamo la qaatey Saraakiisha talisyada Xerooyinka ay kormeereen,iyaga oo kala hadlay sidii loo dardar gelin […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Saraakiil ka tirsan Taliska Qaybta 21aad ee Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliya ayaa waxa ay kormeer amni ku marayaan deegaano ka tirsan Gobolka Galgaduud,iyaga oo dadaalo ku bixinaya sidi loo joojin lahaa dagaalo ka dhacay deegaano ka tirsan Gobolkaas.

Saraakiisha ayaa Kulamo la qaatey Saraakiisha talisyada Xerooyinka ay kormeereen,iyaga oo kala hadlay sidii loo dardar gelin lahaa howlgallada ka dhanka ah Al-Shabaab,iyo joojnta colaad laga soo sheegayo deegano ka tirsan gobolka Galgaduud.

- Advertisement -

Taliyaha qaybta 21aad ee Ciidamada Xoogga dalka Gen: Cirro ayaa farey Ciidamada in ay si dhaqsi leh uga howl galaan daminta colaad ka soo cusboonaatay Dagmada Balambale ee Gobolka galgaduud halkaa oo durbadiiba Ciidamadu u ijiheesteen.

War shalay ka soo baxay Madaxa Xukuumadda Maamulka Galmudug Maxamed Shaakir Cali Xasan ayaa lagu sheegay in Galmudug ay ka qeyb qaadan doonto sidii loo joojin lahaa dagaal beeleedka ka soo cusboonaaday tuuloyin hoostaga degmada Balanbale.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts