HomeWararDilal saacadihii la soo dhaafay ka dhacay degmada Afgooye & duleedka Muqdisho

Dilal saacadihii la soo dhaafay ka dhacay degmada Afgooye & duleedka Muqdisho

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya dilal saacadihii lasoo dhaafay ka dhacay deeegaano iyo dagmooyin ka tirsan gobolka Shabeellaha Hoose Dilka koobaad ayaa waxaa uu  ka dhacay Xaafada baarismaaciil oo ka tirsan dagmada afgooye,waxana la dilay Nin Ganacsade ahaa oo lagu Magacaabi jiray C/Xafiid Siciid Xuseen,iyada oo dadkii ka dambeeyay dilkiisa ay goobta ka baxsadeen. […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya dilal saacadihii lasoo dhaafay ka dhacay deeegaano iyo dagmooyin ka tirsan gobolka Shabeellaha Hoose

Dilka koobaad ayaa waxaa uu  ka dhacay Xaafada baarismaaciil oo ka tirsan dagmada afgooye,waxana la dilay Nin Ganacsade ahaa oo lagu Magacaabi jiray C/Xafiid Siciid Xuseen,iyada oo dadkii ka dambeeyay dilkiisa ay goobta ka baxsadeen.

- Advertisement -

Dhinaca kale faah-faahino dheeraad ah ayaa laga heleyaa dil wadareedyo  xalay ka dhacay deegaanka Ceelasha biyaha dilkaas. ayaa waxaa loo geystay labo ruuux oo ilaa iyo hadda aan la garan waxa ay ahaayeen.

Dilka ayaa waxa uu ka dhacay gudaha masjidka dabaqeynka oo ku yaalla isgoyska Ceelasha Biyaha ee duleedka Magalada Muqdisho.

Deegaanka Ceelasha Biyaha ee duleedka Muqdisho  ayaa todobaadkan gudihiisa waxaa lagu dilay ku dhawaad 6 ruux mana  jiraan wax war ah oo kasoo baxay Maamulka deegaanka Ceelasha Biyaha ee ku aadan dilalka ka dhaca deegaankaas.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts