HomeWararBooliska Soomaaliya oo shaaciyay waxa sababay dilka Gabar Macalimad aheyd

Booliska Soomaaliya oo shaaciyay waxa sababay dilka Gabar Macalimad aheyd

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Taliska Booliska Soomaaliya ayaa ka hadlay qaabka ay u suurtagashay in gacanta lagu dhigo askarigii dilay Safiyo Cabdiraxmaan Maxamuud oo aheyd Gabar Macalimad ah. Afhayeenka Ciidanka Booliska Soomaaliya Gaashaanle sare Qaasim Axmed Rooble oo u sheegay in askarigii dilay macallimadda uu iskiis isu soo dhiibay, kiiskiisana sharciga loo gudbin doono, wuxuuse intaa ku daray in […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Taliska Booliska Soomaaliya ayaa ka hadlay qaabka ay u suurtagashay in gacanta lagu dhigo askarigii dilay Safiyo Cabdiraxmaan Maxamuud oo aheyd Gabar Macalimad ah.

Afhayeenka Ciidanka Booliska Soomaaliya Gaashaanle sare Qaasim Axmed Rooble oo u sheegay in askarigii dilay macallimadda uu iskiis isu soo dhiibay, kiiskiisana sharciga loo gudbin doono, wuxuuse intaa ku daray in ay “rasaastu ka fakatay askariga”.

- Advertisement -

Askariga waan haynaa, sharciga ayaan hor gaynaynaa wixii uu ka helo ayuuna leeyahay” ayuu yiri kornayl Qaasim oo intaas ku daray in marxuumadda maanta la aasay ayuu yiri Afhayeen Qaasim,isaga oo la hadlayay Bbc-da.

Tiro ka dhowr jeer ayaa askarta ka tirsan Ciidamada Dowladda waxa ay dilal u geystaan dadka Shacabka ah welina majirto askari loo xukumay.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts