HomeWararSawirro:-Faah faahin qarax ka dhacay Magalada Muqdisho

Sawirro:-Faah faahin qarax ka dhacay Magalada Muqdisho

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxay qarax gaari oo ka dhacay inta u dhaxeysa Isgoyska Sayidka iyo Hotelka Dayax ee Magaalada Muqdisho kaas oo jugtiisa laga maqlay degmooyin ka tirsan gobolka Banaadir. Qaraxa ayaa ahaa mid lagu xiray gaari nooca Soomaalida u taqaano qooqanta,waxana dad goobta qaraxa uu ka dhacay ay sheegeen in cidna […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxay qarax gaari oo ka dhacay inta u dhaxeysa Isgoyska Sayidka iyo Hotelka Dayax ee Magaalada Muqdisho kaas oo jugtiisa laga maqlay degmooyin ka tirsan gobolka Banaadir.

Qaraxa ayaa ahaa mid lagu xiray gaari nooca Soomaalida u taqaano qooqanta,waxana dad goobta qaraxa uu ka dhacay ay sheegeen in cidna aan wax ka noqon.

- Advertisement -

Weli macadam ruuxii lahaa gaarigaas oo xilliga uu qarxayay uu yaallay Xarunta Daacad Care oo ku taalla inta u dhaxeysa Sayidka iyo Hotel Dayax ee Magalada Muqdisho.

Xaalada goobtii uu qaraxa ka dhacay ayaa daqiiqado kadib jawigeed uu sidii hore ku soo laabtay.

Maalmihii la soo dhaafay ayaa amniga Magaalada Caadimadda ah ee Muqdisho waxa uu noqday mid soo hagaagaya kadib markii Ciidamo farabadan oo boolis ah magalada Muqdisho lagu soo daadiyay.

- Advertisement -

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts