HomeWararCiidamo isugu jira Soomaali iyo Ajaanib oo qarax lala eegtay

Ciidamo isugu jira Soomaali iyo Ajaanib oo qarax lala eegtay

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Wararka naga soo gaaraya Gobolka Shabeellaha Hoose ayaa waxa ay sheegayaan in Ciidamo ka tirsan kuwa dowladda oo ay la socdeen Ciidamo Ajaanib ah Galabta qarax laagu eegtay duleedka degmada Walaweyn ee Gobolkaas. Miinada nooca dhulka lagu aaso ah ayaa la sheegay in kolonyo ay la socdeen Ciidamadaas lala eegtay,waxaana wararka qaar ay sheegayaan in […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wararka naga soo gaaraya Gobolka Shabeellaha Hoose ayaa waxa ay sheegayaan in Ciidamo ka tirsan kuwa dowladda oo ay la socdeen Ciidamo Ajaanib ah Galabta qarax laagu eegtay duleedka degmada Walaweyn ee Gobolkaas.

Miinada nooca dhulka lagu aaso ah ayaa la sheegay in kolonyo ay la socdeen Ciidamadaas lala eegtay,waxaana wararka qaar ay sheegayaan in qaraxa uu haleelay mid ka mid ah kolonyada ay wateen Ciidamadaas.

- Advertisement -

Dad ku sugan degmada Walaweyn ayaa waxa ay sheegeen in qaraxa kadib sidoo kale ay maqleen rasaas farabadan oo goobta ka dhaceysay,waxaana jira khasaaro ka dhashay qaraxaas.

Ciidamada isugu jira Soomaalida iyo Ajaanibta ayaa daqiiqado ku hakaday goobtii qaraxa lagula weeraray,waxana xilligaas hakad galay isku-socodka Gaadiidka wadada ku socdaalayay.

Al-Shabaab ayaa sheegtay mas’uuliyada qaraxaas,iyaga oo sheegay in ay khasaaro ku gaarsiiyeen Ciidamada qaraxaas.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts