HomeCaalamkaAMISOM oo beenisay in qarax lagu dilay 30 ka tirsan Ciidamada Itoobiya

AMISOM oo beenisay in qarax lagu dilay 30 ka tirsan Ciidamada Itoobiya

Date:

Related stories

Cabinet Officials Brace to Relinquish Kenyan Passports After Presidential Ultimatum

A mounting cohort of senior Somali government ministers is...

Cabinet officials brace to relinquish Kenyan passports after presidential ultimatum

A mounting cohort of senior Somali government ministers is...

Israel oo heshiis UN la gashay si loo raro 16,250 oo muhaajiriin ah

Israel oo heshiis UNHCR la gashay si 16,250 muhaajiriin ah loo raro dalalka Galbeedka. Qorshihii soo celinta Afrika waa la baabi'iyay, waxaana la oggolaaday in dadka hadhay ay sii joogaan 5 sano.

Todd Blanche Officially Scraps $1.8B ‘Anti-Weaponization’ Fund

Acting AG Todd Blanche officially rescinds the $1.8B 'anti-weaponization' fund, clearing the path for his confirmation after a standoff with Sens. Cornyn and Tillis.

Blanche Oo Baabi’iyay Sanduuqii $1.8 Bilyan

Agaasimaha Hawlaha ee Wasaaradda Caddaaladda Todd Blanche ayaa si rasmi ah u baabi'iyay sanduuqa $1.8 bilyan,

War ka soo baxay AMISOM ayaa lagu beeniyay in qarax lala eegtay Ciidamo Itoobiyan ah ay ku dhinteen Soddoon Askari oo ka tirsan Ciidamada Itoobiya. Waxaa AMISOM ay sheegtay Ciidamadaas khasaaraha kaliya ee gaaray ay yihiin dhaawaca 4 Askari,isla markaana la dameeyay. Sidoo kale AMISOM  ayaa sheegtay in Ciidamaas ay dalkooda dib ugu laabanayeen,isa markaana […]

- Advertisement -

War ka soo baxay AMISOM ayaa lagu beeniyay in qarax lala eegtay Ciidamo Itoobiyan ah ay ku dhinteen Soddoon Askari oo ka tirsan Ciidamada Itoobiya.

Waxaa AMISOM ay sheegtay Ciidamadaas khasaaraha kaliya ee gaaray ay yihiin dhaawaca 4 Askari,isla markaana la dameeyay.

- Advertisement -

Sidoo kale AMISOM  ayaa sheegtay in Ciidamaas ay dalkooda dib ugu laabanayeen,isa markaana xilliga la qarxinayay ay marayeen deegaanka Ceelgaal ee duleedka Baladweyne.

Al-Shabaab ayaa war ka soo baxay shalay waxaa lagu sheegay in qarax ay la eegteen ciidamada Itoobiya ku dileen 30 askari balse ay Maanta AMISOM beenisay.

Latest stories