HomeWararDagaal culus oo ka dhacay Magalada Kismaayo

Dagaal culus oo ka dhacay Magalada Kismaayo

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Jabuuti iyo Itoobiya oo Bilaabay Dhuun Shidaal

Jabuuti iyo Itoobiya ayaa bilaabay dhismaha dhuun shidaal oo dhererkeedu yahay 120 KM, taas oo isku xiri doonta Damerjog iyo Dewele, laguna doonayo in lagu fududeeyo gaarsiinta shidaalka.

Wararka Radio Dalsan uu ka helayo Magalada Kismaayo ee Xarunta gobolka Jubbada Hoose ayaa waxa ay sheegayaan in Xaafad ka tirsan Magaaladaas uu haatan ka dhacay dagaal culus. Dagaalka ayaa wararka aan heleyno uu sheegayaa inuu u dhaxeeyay Ciidamada Amniga Jubbaland iyo ciidamo kale oo hab beeleed u abaabulay. Dagaalka ayaa waxaa ilo xog-ogaal ah […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wararka Radio Dalsan uu ka helayo Magalada Kismaayo ee Xarunta gobolka Jubbada Hoose ayaa waxa ay sheegayaan in Xaafad ka tirsan Magaaladaas uu haatan ka dhacay dagaal culus.

Dagaalka ayaa wararka aan heleyno uu sheegayaa inuu u dhaxeeyay Ciidamada Amniga Jubbaland iyo ciidamo kale oo hab beeleed u abaabulay.

- Advertisement -

Dagaalka ayaa waxaa ilo xog-ogaal ah ay u sheegeen Dalsan in uu salka ku hayo amar ka soo baxay Maanta wasiirka Amniga Jubbaland oo ahaa in hub aan lagu dhex wadaan Karin Gudaha Magalada Kismaayo.

Afar Ruux oo mid ka mid ah uu yahay Nabadoon Caanka ahaa Magalada Kismaayo ayaa la sheegay in dagaalkaas uu ku geeriyooday halka tiro kale ay ku dhaawacmeen.

Dad ku sugan Kismaayo ayaa waxa ay sheegeen in Ciidamada Amniga Jubbaland ay Madaafiic ku garaaceen Guri ku yaalla Xaafada Calanley kadib markii Ciidamada hab beeleedka u abaabulan ay galeen.

- Advertisement -

Laamaha amniga iyo Mas’uuliyiinta Maamulka Jubbaland ee Magalada Kismaayo weli kama hadlin dagaalkaas.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts