HomeCaalamkaShirka Ururka Iskaashiga Islaamka oo Muqdisho lagu qabanayo

Shirka Ururka Iskaashiga Islaamka oo Muqdisho lagu qabanayo

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Dhawaan ayaa la filayaa in Magalada Muqdisho lagu qabto shirka Kooxda Xiriirka Soomaaliya ee Ururka Iskaashiga Islaamka oo 30 Sano kadib ay Soomaaliya martigelineyso. Wasaaradda Arrimaha Dibada Xukuumadda Soomaaliya ayaa shaacisay in  27 Oktoobar oo beri ku began ay kulan iskugu imaanayaan xubnaha 14-ka dal ee Kooxda Xiriirka Soomaaliya ee Ururka Iskaashiga Islaamka kaa soo […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Dhawaan ayaa la filayaa in Magalada Muqdisho lagu qabto shirka Kooxda Xiriirka Soomaaliya ee Ururka Iskaashiga Islaamka oo 30 Sano kadib ay Soomaaliya martigelineyso.

Wasaaradda Arrimaha Dibada Xukuumadda Soomaaliya ayaa shaacisay in  27 Oktoobar oo beri ku began ay kulan iskugu imaanayaan xubnaha 14-ka dal ee Kooxda Xiriirka Soomaaliya ee Ururka Iskaashiga Islaamka kaa soo ka dhacaya Magalada Muqdisho.

- Advertisement -

Hadaba Hoos Ka Akhriso Magacyada 15-ka dal ee Kooxda Xiriirka Soomaaliya ee Ururka Iskaashiga Islaamka

 

1- Azerbaijan

- Advertisement -

2- Brunei

3- Djibouti

4- Egypt

5- Gabon

6- Iran

7- Kuwait

8- Malaysia

9- Pakistan

10- Qatar

11- Saudi Arabia

12- Sudan

13- Turkey

14- UAE

15- Yemen

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts