HomeCaalamkaAMISOM oo sheegtay in ay dishay Sarkaal sare oo Al Shabaab ah

AMISOM oo sheegtay in ay dishay Sarkaal sare oo Al Shabaab ah

Date:

Related stories

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Soomaalida Haysta TPS-ka Oo Wajahaya Isbeddel Sharci

Maxkamad federaal ah oo ku taalla Boston ayaa u oggolaatay maamulka Trump inuu sii wado joojinta TPS-ka Soomaalida, taas oo saameyn karta in ka badan 1,000 qof oo ku nool Mareykanka.

Pheromone Maxxing:Rag Ka Taga Qubayska Si Ay U Soo Jiitaan Dumaraka.

Dhaqan cusub oo TikTok ku faafaya ayaa ragga qaar ku dhiirrigelinaya inay iska dhaafaan qubayska iyo deodorant-ka, iyagoo aaminsan in urta dabiiciga ah ay kordhin karto soo jiidashada.

Xasuuqii Rwanda: Nin Xabsi Daa’in Lagu Xukumay

Maxkamad ku taalla The Hague ayaa xabsi daa’in ku xukuntay muwaaddin Rwanda ah oo lagu helay dambiyo la xiriira xasuuqii 1994, kaddib baaritaan socday sannado iyo marqaatiyo badan oo la dhageystay.

Ciidammada nabad ilaalinta Midawga Afrika ee Soomaaliya ayaa shaaciyay in labo weerar oo kala duwan oo ay qaadeen ay ku dileen siddeed xubnood oo ka tirsan ururka Al-Shabaab, kuwaas oo uu ka mid yahay taliye sare, sida ay Amisom sheegtay. Amisom ayaa sheegtay in ay weerararadaas ka fulisay Shabeellaha Hoose. Taliyaha Al Shabaab ee ay […]

- Advertisement -

Ciidammada nabad ilaalinta Midawga Afrika ee Soomaaliya ayaa shaaciyay in labo weerar oo kala duwan oo ay qaadeen ay ku dileen siddeed xubnood oo ka tirsan ururka Al-Shabaab, kuwaas oo uu ka mid yahay taliye sare, sida ay Amisom sheegtay.

Amisom ayaa sheegtay in ay weerararadaas ka fulisay Shabeellaha Hoose.

- Advertisement -

Taliyaha Al Shabaab ee ay dileen ayay ku sheegeen in uu u qaabilsanaa canshuur aruurinta gobolka Shabeelaha Dhexe.

Masuulkaas ayaa Isniintii la dilay isaga oo ka qaybqaadanaya kulan uu ururku ku lahaa Bariire sida ay Amisom ku shaacisay barteeda Twitterka.

https://twitter.com/amisomsomalia/status/1055403970531901441

- Advertisement -

Xigasho BBC

Latest stories