HomeWararMadaxweynaha Hir-Shabeelle oo eedeyn kulul u jeediyay Dowlad Goboleedyada(War-Saxaafadeed)

Madaxweynaha Hir-Shabeelle oo eedeyn kulul u jeediyay Dowlad Goboleedyada(War-Saxaafadeed)

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

War qoraal ah oo ka soo baxay Madaxweynaha Maamulka Hir-Shabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa waxaa eedeyn loogu jeediyay Madaxda Golaha Iskaashiga Dowlad Goboleedyada. Qoraalka ayaa lagu sheegay in Warkasta oo ka soo baxa Golaha iskaashiga Dowlad Goboleedyada uu yahay sharcidarro,isla markaana qeyb ka heyn Maamulka Hir-Shabeelle. Sidoo kale waxaa lagu sheegay in Golaha loo aas […]

- Advertisement -
- Advertisement -

War qoraal ah oo ka soo baxay Madaxweynaha Maamulka Hir-Shabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa waxaa eedeyn loogu jeediyay Madaxda Golaha Iskaashiga Dowlad Goboleedyada.

Qoraalka ayaa lagu sheegay in Warkasta oo ka soo baxa Golaha iskaashiga Dowlad Goboleedyada uu yahay sharcidarro,isla markaana qeyb ka heyn Maamulka Hir-Shabeelle.

- Advertisement -

Sidoo kale waxaa lagu sheegay in Golaha loo aas aasay inuu ka Shaqeeya Danaha dowlad Goboleedyada dowladda federaalkana kala Shaqeeyo Arrimaha,qeybsiga Kheyraadka,dhameystirka Arrimaha Dastuurka, Doorashooyinka hal qof iyo hal cod ee 2020 iyo siyaasada loo dhan yahay,balse aan loo aas aasin inuu noqdo isbaheyso mucaarad ah.

Gaba gabada waxaa lagu sheegay Warsaxaafadeedka ka soo baxay Xafiiska Madaxweyne Waare in wax walba ee khilaaf ah una dhaxeeya Dowladda iyo dowlad Goboleedyada in wadaahdal lagu dhameeyo.

Hoos Ka Akhriso War-Saxaafadeedka ka soo baxay Madaxtooyada Hir-Shabeelle.

- Advertisement -

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts