HomeMaqalDhageyso:-Tirada Soomaalida ku dhimatay dagaalka Yaman oo la shaaciyay

Dhageyso:-Tirada Soomaalida ku dhimatay dagaalka Yaman oo la shaaciyay

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Weli waxaa dalka Yaman ka jira xiisadaha dagaal ee u dhaxeeya Ciidamada daacada u ah Dowladda la aqoonsan yahay ee dalkaasi Yaman oo awood ka helaya sibaheysiga uu hoggaamiyo Sacuudiga iyo kooxda Xuutiyiinta. Dagaaladaas oo soo bilaawday Sanadkii 2015k– ayaa waxaa khasaaraha ugu badan ay ka soo gaartay dadka rayidka ah,iyada oo dadka ku dhintay […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Weli waxaa dalka Yaman ka jira xiisadaha dagaal ee u dhaxeeya Ciidamada daacada u ah Dowladda la aqoonsan yahay ee dalkaasi Yaman oo awood ka helaya sibaheysiga uu hoggaamiyo Sacuudiga iyo kooxda Xuutiyiinta.

Dagaaladaas oo soo bilaawday Sanadkii 2015k– ayaa waxaa khasaaraha ugu badan ay ka soo gaartay dadka rayidka ah,iyada oo dadka ku dhintay ay ku jiraan dad Soomaali ah.

- Advertisement -

Qunsulkii hore ee Soomaalia ee Magalada Cadan ahan Qunsulka Safaarada Soomaaliyeed ee Suudanka Koonfureed Xuseen Xaaji ayaa sheegay in tan iyo markii dagaalka Yaman uu soo bilaawday ay ku geeriyoodeen in ka badan 400 oo ruux.

Waxa uu shegay in xilligaan marka laga soo tago dagaalada ay Soomaalida dhibaatooyin dhanka nolosha ah ay heysato.

Dagaalka dalka Yaman oo socda in dhow 4 Sano ayaanan weli xal loo helin,waxaana dalkaasi Qaxooti ku ah Soomaali farabadna oo dhibaatooyin kala duwan ay ku heystaan.

- Advertisement -

Hoos Ka Dhageyso Codka Danjire Xuseen Xaaji.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts