HomeMaqalDhageyso:-Rag watay gaari yar oo dilka geystay Magaalada Muqdisho

Dhageyso:-Rag watay gaari yar oo dilka geystay Magaalada Muqdisho

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Dilkan ayaa Maanta waxa uu ka dhacay xaafada Soonakey ee degmada Hodan gaar ahaan agagaarka Digfeer,waxaana la sheegay in la dilay Sheekh dhawaan yimid Xaafadaas. Mid ka mid ah dadka deegaanka ayaa Dalsan u sheegay in Ninkaasi ay dileen Rag hubeysan oo xirnaa dharka Ciidanka dowladda,isla markaana watay Gaari yar kadibna ay baxsadeen. Waxa uu […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Dilkan ayaa Maanta waxa uu ka dhacay xaafada Soonakey ee degmada Hodan gaar ahaan agagaarka Digfeer,waxaana la sheegay in la dilay Sheekh dhawaan yimid Xaafadaas.

Mid ka mid ah dadka deegaanka ayaa Dalsan u sheegay in Ninkaasi ay dileen Rag hubeysan oo xirnaa dharka Ciidanka dowladda,isla markaana watay Gaari yar kadibna ay baxsadeen.

- Advertisement -

Waxa uu sheegay in xilliga dilka uu dhacayay ay aheyd saakay dadka intooda badana ay jiifeen,balse aan weli la ogeyn sababta loo dilay.

Hayeeshee uu sheegay in Ninkaasi sheekha ahaa uu ku cusbaa Xaafada,dhawaana mid ka mid ah Masaajida uu ka jeediyay Muxaadaro laakin aysan garaneyn waxyaabaha kale uu qaban jiray.

Si kastaba dilkaan ayaa waxa uu ka mid yahay dilalka sida joogtada ah mar walba uga dhaca Gudaha Magalada Muqdisho iyo degmooyinka kale ee dalka.

- Advertisement -

Hoos Ka Dhageyso Wareysiga Goobjoogaha .

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts