HomeMaqalDhageyso:-Muuse Biixi"DP World way ku mahadsan tahay sida aysan dheg jalaq u...

Dhageyso:-Muuse Biixi”DP World way ku mahadsan tahay sida aysan dheg jalaq u siinin hadalka Dowladda Federaalka”

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Madaxweynaha Soomaaliland Muuse Biixi Cabdi oo ka hadlayay ballaarinta dekada weyn ee Magalada Berbera ayaa sheegay in Shirkadda DP World ay mudan tahay amaan weyn,isla markaana ay ballaarineyso dekada. Waxa uu sheegay in Madaxda Shirkada DP WOrld uu uga mahad celinayo inaysan dheg jalaq u siinin hadalkii dowladda Federaalka ee ahaa in dekada aan lagu […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynaha Soomaaliland Muuse Biixi Cabdi oo ka hadlayay ballaarinta dekada weyn ee Magalada Berbera ayaa sheegay in Shirkadda DP World ay mudan tahay amaan weyn,isla markaana ay ballaarineyso dekada.

Waxa uu sheegay in Madaxda Shirkada DP WOrld uu uga mahad celinayo inaysan dheg jalaq u siinin hadalkii dowladda Federaalka ee ahaa in dekada aan lagu wareejin karin Shirkado,iyada oo aan fasax laga heysan dowladda Federaalka.

- Advertisement -

“Shirikada DP World waxaan uga mahadcelinayaa inaysan dheg jalaq u siinin hadalka Dowladda Federaalka.waana mudan yihiin in loo mahad celiyo ayuu yiri Muuse Biixi.

Markii Shirkada DP World lagu wareejiyay dekada Magalada Barbara ayaa taasi waxa ay sababtay in khilaaf xoogan uu soo kala dhexgalo dowladda Federaalka iyo Imaaraadka Carabta oo ugu dambeyn dalka laga joojiyay howlihii uu ka waday Imaraadka baarlamaankana ay Go’aan ka gaareen Shirkada DP World.

Hoos Ka Dhageyso Codka Madaxweyne Muuse Biixi.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts