HomeWararPuntland oo joojisay kulan uu Garoowe uga qeybgeli lahaa Wasiirka Qorsheynta Soomaaliya

Puntland oo joojisay kulan uu Garoowe uga qeybgeli lahaa Wasiirka Qorsheynta Soomaaliya

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Wararka naga soo gaaraya Magalada Garoowe ee Xarunta Gobolka Nugaal ayaa waxa ay sheegayaan in gelinkii dambe ee Maanta Maamulka Puntland uu joojiyay kulan Magaaladaas ka dhici lahaa kaas oo ay ka qeybgeli lahaayeen Wasiirka qorsheynta xukuumadda Soomaaliya iyo mas’uuliyiin kale. Kulanka ayaa ahaa mid ardayda Jaamacadaha Garowe kula hadli lahaayeen Wasiir Qorshaynta Soomaaliya Jamaal […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wararka naga soo gaaraya Magalada Garoowe ee Xarunta Gobolka Nugaal ayaa waxa ay sheegayaan in gelinkii dambe ee Maanta Maamulka Puntland uu joojiyay kulan Magaaladaas ka dhici lahaa kaas oo ay ka qeybgeli lahaayeen Wasiirka qorsheynta xukuumadda Soomaaliya iyo mas’uuliyiin kale.

Kulanka ayaa ahaa mid ardayda Jaamacadaha Garowe kula hadli lahaayeen Wasiir Qorshaynta Soomaaliya Jamaal Maxamed Xasan, Gudoomiyaha Guddiga Madaxa Banaan ee Doorashooyinka Soomaaliya Xaliimo Yarey iyo Cabdiqani Cabdi Jaamac oo Wasiir kasoo noqday Jubbaland, hadana ah la taliyaha Ra’iisal Wasaare Kheyre.

- Advertisement -

In kastoo laamaha amniga Puntland aysan faah faahin ka bixin sababta kulankaas loo joojiyay ayaa hadana illo xog-ogaal ah oo garoowe ku sugan waxa ay radio Dalsan u sheegeen in arrintaan ay salka ku hayso go’aankii maamulada dalka Soomaaliya ay ku hakiyeen wada shaqayntii kala dhaxaysay Dowladda Federaalka.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts