HomeMaqalDhageyso:-Guddoonka Baarlamaanka Hir-Shabeelle oo ku dhawaaqay in laga laabtay mooshinkii Madaxweyne Waare

Dhageyso:-Guddoonka Baarlamaanka Hir-Shabeelle oo ku dhawaaqay in laga laabtay mooshinkii Madaxweyne Waare

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Madaxtooyada Hir-Shabeelle ee Magalada Jowhar waxaa Caawa kulan ku yeeshay Madaxweynaha Hir-Shabeelle, guddooomiyaha baarlamaanka iyo xildhibaano waxaana ay kaga hadleen mooshinkii dhawaan laga gudbiyay Madaxweynaha. Kulanka soo saacado qaatay kadib ayaa Guddoomiyaha Baarlamaanka Hirshabelle Cismaan Barre Maxamed waxa uu ku dhawaaqay in Xildhibaannada Hir-Shabeelle ay ka noqdeen Mooshinki laga keenay Madaxweynaha Hir-Shabelle Maxamed Cabdi Waare. […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxtooyada Hir-Shabeelle ee Magalada Jowhar waxaa Caawa kulan ku yeeshay Madaxweynaha Hir-Shabeelle, guddooomiyaha baarlamaanka iyo xildhibaano waxaana ay kaga hadleen mooshinkii dhawaan laga gudbiyay Madaxweynaha.

Kulanka soo saacado qaatay kadib ayaa Guddoomiyaha Baarlamaanka Hirshabelle Cismaan Barre Maxamed waxa uu ku dhawaaqay in Xildhibaannada Hir-Shabeelle ay ka noqdeen Mooshinki laga keenay Madaxweynaha Hir-Shabelle Maxamed Cabdi Waare.

- Advertisement -

Guddoomiye Cismaan Barre Maxamed ayaa sheegay in mooshinkaas uu ahaa mid lagula xisaabtamayay Madaxweyne Maxamed Cabdi Waare,isla markaan ay ku canaanayeen.

Hoos Ka Dhageyso Codka guddoomiyaha Baarlamaanka Hir-Shabeelle.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts