HomeMaqalDhageyso:-Wasaaradda Howlaha Guud iyo dib u dhiska dalka oo saxiixday heshiisyo kala...

Dhageyso:-Wasaaradda Howlaha Guud iyo dib u dhiska dalka oo saxiixday heshiisyo kala duwan

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Howlaha Guud iyo dib u dhiska Xukuumadda Soomaaliya Jamaal Xasan Ismaaciil oo ka qeyb galayay shir looga hadlayay sidii looga qeyb qaadan lahaa Barnaamijka Isxilqaan ayaa sheegay in Wasaaradda ay saxiixday heshiisyo kala duwan. Waxaa uu sheegay Wasiir Jamaal iney jiraan heshiisyo ay Wasaaradda la gashay Beesha caalamka,kaasi oo ku aadan dib […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Howlaha Guud iyo dib u dhiska Xukuumadda Soomaaliya Jamaal Xasan Ismaaciil oo ka qeyb galayay shir looga hadlayay sidii looga qeyb qaadan lahaa Barnaamijka Isxilqaan ayaa sheegay in Wasaaradda ay saxiixday heshiisyo kala duwan.

Waxaa uu sheegay Wasiir Jamaal iney jiraan heshiisyo ay Wasaaradda la gashay Beesha caalamka,kaasi oo ku aadan dib u dhiska iyo soo celinta bilicda dalka.

- Advertisement -

Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Howlaha Guud iyo dib u dhiska Jamaal Xasan Ismaaciil ayaa sheegay in Wasaaraddu ay goob joog ka aheyd heshiis dhawaan ay Wasaaradda arrimada dibadda la saxiixatay Beesha Caalamka.

Sidoo kale waxaa uu tilmaamay Wasiirku in dib u dhiska dalka uu galayo loo baahan yahay in ay ka qeyb qaataan Shirkadaha ka shaqeeya dhismaha Gobolka Banaadir.

Wasaaradda Howlaha Guud iyo dib u dhiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliyaa ayaa waddo qorshayaal lagu dhisayo Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya iyo Gobollada dalka.

- Advertisement -

Hoos ka dhageyso codka.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts