HomeCaalamkaUK oo ku baaqday in la taageero Ciidamada AMISOM

UK oo ku baaqday in la taageero Ciidamada AMISOM

Date:

Related stories

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Soomaalida Haysta TPS-ka Oo Wajahaya Isbeddel Sharci

Maxkamad federaal ah oo ku taalla Boston ayaa u oggolaatay maamulka Trump inuu sii wado joojinta TPS-ka Soomaalida, taas oo saameyn karta in ka badan 1,000 qof oo ku nool Mareykanka.

Dowladda Britian ayaa ugu baaqday deeq bixiyeyaasha caalamiga ah inay kordhiyaan taageerada ay ku bixiyaan Howlgalka Midowga Africa ee Soomaaliya ee AMISOM, si looga caawiyo Soomaaliya gaarista xasilooni baahsan. UK ayaa baaqan ka jeedisay, kulan duceed shalay ka dhacay New York oo uu ka socdo Shirka Golaha Guud ee Qaramada Midoobay, oo ay soo qabanqaabiyeen […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Dowladda Britian ayaa ugu baaqday deeq bixiyeyaasha caalamiga ah inay kordhiyaan taageerada ay ku bixiyaan Howlgalka Midowga Africa ee Soomaaliya ee AMISOM, si looga caawiyo Soomaaliya gaarista xasilooni baahsan.

UK ayaa baaqan ka jeedisay, kulan duceed shalay ka dhacay New York oo uu ka socdo Shirka Golaha Guud ee Qaramada Midoobay, oo ay soo qabanqaabiyeen Somalia, UK iyo Ethiopia.

- Advertisement -

Kullankan oo ujeedadiisu aheyd in Somalia laga taageero amniga, siyaasadda iyo dib u habaynta dhaqaalaha, ayaa waxaa ka qeyb galay Wasiirka Afrika ee Britain Harriett Baldwin, Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Soomaaliya Axmed Ciise Cawad, Wasiirka Madaxtooyada ee Ethiopia Hirut Zemene iyo Wasiirka Arrimaha dibadda iyo iskaashiga Caalamiga ah ee Talyaaniga, Xoghaya Guud ee QM, Antonio Guterres, iyo masuuliyiin ka socday Midowga Africa iyo Midowga Yurub.

Soomaliya ayaa waxaa ku sugan Ciidamo ka socda dalal kala duwna oo Afrikan ah kuwaas oo ku howlgalla Magaca AMISOM,isla markaana Ciidamada xoogga dalka ka caawiyaan la-dagaalanka Al-Shabaab.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts