HomeCaalamkaGarsoore geeriyooday isagoo cayaar dhexdhexaadinaya

Garsoore geeriyooday isagoo cayaar dhexdhexaadinaya

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Victor Marah oo ah garsoore kubbadeed oo reer Sierra Leonean ah ayaa geeriyooday ka dib markii uu sarajoogga ka dhacay isaga oo dhexdhexaadinaya ciyaar ka dhacaysay magaalada Freetown Talaadadii. Arrintan ayaa dhacday daqiiqado ka hor dhamaadka ciyaar aad loogu soo daawasho tagay oo dhex maraysay Kroo Bay iyo Falcon 12 FC. Waxaa la sameeyay isku […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Victor Marah oo ah garsoore kubbadeed oo reer Sierra Leonean ah ayaa geeriyooday ka dib markii uu sarajoogga ka dhacay isaga oo dhexdhexaadinaya ciyaar ka dhacaysay magaalada Freetown Talaadadii.

Arrintan ayaa dhacday daqiiqado ka hor dhamaadka ciyaar aad loogu soo daawasho tagay oo dhex maraysay Kroo Bay iyo Falcon 12 FC.

- Advertisement -

Waxaa la sameeyay isku dayo lagu doonayay in lagu badbaadiyo 27 jirkaas, isbitaalkii loola cararay ayaase ku dhawaaqay in ay naftu ka baxday.

Wali lama oga waxa rasmiga ah ee sababay geeridan inkan.

Marah ayaa toddobaadyo ka hor magaalada Qaahira ku soo qaatay tababar dhanka garsoorka kubadda ah oo ay bixisay hay’adda maamusha Kubbadda Cagta Afrika ee magaceeda loo soo gaabiyo Caf.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts