HomeWararMadaxweynaha Galmudug oo ka hadlay dagaal beeleed ka socda Gobolka Galgaduud

Madaxweynaha Galmudug oo ka hadlay dagaal beeleed ka socda Gobolka Galgaduud

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Saakay Waaberigii ayaa dagaal qaraax oo u dhaxeeya laba Maleeshiyo beeleed waxa uu ka qarxay deegaanka Dacdheer oo ku yaalla Xadka uu Gobolka Galgaduud la wadaago dalka Itoobiya. Dagaalkaas oo geystay khasaaro dhimasho iyo dhaawac ah ayaa waaxaa ka hadlay madaxweynaha Maamulka Galmudug Axmed Ducaale geelle Xaaf,waxaana uu baaq nabadeed u diray Beelaha ku dagaalamaya […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Saakay Waaberigii ayaa dagaal qaraax oo u dhaxeeya laba Maleeshiyo beeleed waxa uu ka qarxay deegaanka Dacdheer oo ku yaalla Xadka uu Gobolka Galgaduud la wadaago dalka Itoobiya.

Dagaalkaas oo geystay khasaaro dhimasho iyo dhaawac ah ayaa waaxaa ka hadlay madaxweynaha Maamulka Galmudug Axmed Ducaale geelle Xaaf,waxaana uu baaq nabadeed u diray Beelaha ku dagaalamaya Deegaanka dacdheer ee dhaca xadka ay wadaagan Soomaaliya iyo Itoobiya .

- Advertisement -

Madaxweynaha ayaa ku baaqay in si Deg Deg ah loo joojiyo dagaalka wax walbana lagu xaliyo wadahadal.

Magalada Cadaado ee Gobolka Galgaduud waxaa sidoo kale Maanta ka dhacay banaanbax looga soo horjeeday dagaalkaas Maanta ka dhacay deegaanka dacdheer ee Gobolka Galgaduud.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts