HomeWararFaah faahin: Askar ku geeriyootay qarax lala eegtay

Faah faahin: Askar ku geeriyootay qarax lala eegtay

Date:

Related stories

Istanbul: Soomaaliya oo qayb ka ahayd gaba-gabadii Shirka Baarlamaannada Adduunka

Guddoomiye Cabdullaahi Cumar Abshirow ayaa hoggaaminayay wafdi matalayay Soomaaliya oo ka qayb galay shirweynihii 152-aad ee IPU oo ka dhacay Turkiga.

Halkee laga qodayaa ceelka labaad ee shidaalka Soomaaliya

Wararkii ugu dambeeyay ee sahminta shidaalka Soomaaliya ayaa muujinaya in ceelka Holhol uu noqon karo halka xigta ee dalku ka soo saaro shidaalka.

M.Cali Guudlaawe oo ku dhowaaqay jihada doorashada Hirshabeelle: “Doorasho waa qof iyo cod

Madaxweynaha Hirshabeelle ayaa shir-guddoomiyey kulan degdeg ah oo looga hadlay doorashooyinka iyo khatarta fatahaadaha.

Xil-wareejin ka dhacday Muqdisho: Wasiir Fiqi oo farriin culus u diray madaxda wasaaradda

Wasiir Axmed Macallin Fiqi ayaa maanta xilka u kala wareejiyay xoghayihii hore ee Wasaaradda Gaashaandhigga iyo xoghayaha cusub. Maqaalkan ka akhriso nuxurka dardaarkii wasiirka,

Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya qarax Ciidamo ka tirsan kuwa Dowladda Soomaaliya lagula eegtay deegaano ka tirsan gobolka Shabeellaha Hoose,qaraxaas oo la sheegay inay geystay khasaro dhimasho iyo dhaawac ah.

Qaraxa oo ahaa miinada noocad hulka lagu aaso ah ayaa waxaa lala eegtay Kolonyo ay la socdeen ciidamo ka tirsan kuwa dowladda oo ka yimid dhinaca degmada Marka,waxaana qaraxa lala eegtay xilli ay marayeen deegaanka lambar 60 ee Gobolka Shabeellaha Hoose.

Majirto cid sirasmi ah u xaqiijisay khasaaraha ka dhashay qaraxaas,balse Al-Shabaab ayaa warar ay ku qoreen Baraha internet-ka waxa ay ku sheegeen in ay ku geeriyoodeen Kabtan Cali Dhuux iyo Laba Xidigle Cabdulle iyo laba askari oo kale.

Maamulka gobolka Shabeellaha Hoose iyo taliska Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed weli wax faah faahin ah kama bixin qaraxaas Maanta Shabeellaha hoose lagula eegtay Ciidamo ka tirsan Millateriga Soomaaliya.

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories