HomeWararDEG DEG:-Banaanbax ka socda Magalada Cadaado

DEG DEG:-Banaanbax ka socda Magalada Cadaado

Date:

Related stories

Istanbul: Soomaaliya oo qayb ka ahayd gaba-gabadii Shirka Baarlamaannada Adduunka

Guddoomiye Cabdullaahi Cumar Abshirow ayaa hoggaaminayay wafdi matalayay Soomaaliya oo ka qayb galay shirweynihii 152-aad ee IPU oo ka dhacay Turkiga.

Halkee laga qodayaa ceelka labaad ee shidaalka Soomaaliya

Wararkii ugu dambeeyay ee sahminta shidaalka Soomaaliya ayaa muujinaya in ceelka Holhol uu noqon karo halka xigta ee dalku ka soo saaro shidaalka.

M.Cali Guudlaawe oo ku dhowaaqay jihada doorashada Hirshabeelle: “Doorasho waa qof iyo cod

Madaxweynaha Hirshabeelle ayaa shir-guddoomiyey kulan degdeg ah oo looga hadlay doorashooyinka iyo khatarta fatahaadaha.

Xil-wareejin ka dhacday Muqdisho: Wasiir Fiqi oo farriin culus u diray madaxda wasaaradda

Wasiir Axmed Macallin Fiqi ayaa maanta xilka u kala wareejiyay xoghayihii hore ee Wasaaradda Gaashaandhigga iyo xoghayaha cusub. Maqaalkan ka akhriso nuxurka dardaarkii wasiirka,

Wararka naga soo gaaraya Magalada Cadaado ee Gobolka Galgaduud aya waxa ay sheegayaan in goordhow uu ka bilaawday halkaas banaanbax.

Qaar ka mid ah Shacabka Magalada Cadaado ayaa banaanbaxa dhigaya,waxana la sheegay inay uga soo horjeedaan dagaal beeleed ka soo cusboonaaday deegaanka Dacdheer oo ku yaalla xadka Soomaaliya iyo itoobiya.

Shacabka ayaa ku dhawaaqaya erayo ay ku diidan yihiin banaanbaxaas,iyaga oo ugu baaqay labada maleeshiyo beeleed inay dagaalka joojiyaan.

Mas’uuliyiin ka tirsan Maamulka magalada Cadaaado ee Galmudug ayaa goobjoog ka ah banaanbaxa kuwaas oo la filayo inay dadka banaanbaxayaasha ah la hadlaan.
Faah faahinta kala socda Radiodalsan.com

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories