HomeCaalamkaDhageyso:-Taliyaha Booliska oo digniin u diray Ciidamada dilalka geysta

Dhageyso:-Taliyaha Booliska oo digniin u diray Ciidamada dilalka geysta

Date:

Related stories

Mucaaradka oo caalamka kala hadlay khilaafka doorashada

Mucaaradka oo caalamka kala hadlay khilaafka doorashada Muqdisho, 9 Juun...

Sheekada Ninkii Ugu Horreeyay Ee Lacag Ku Qanciya Gabar

Sheekada Ninkii Ugu Horreeyay Ee Lacag Ku Qanciya Gabar Waxaa...

Koonfur Galbeed oo degmooyinka ku xoojinaysa adkaysiga abaarta

Koonfur Galbeed oo waayo-aragnimo abaareed la wadaagtay Muqdisho, 8 Juun...

FESTU oo Geneva ka qaylisay: Shaqaalaha iyo dhalinyarada Soomaaliyeed waa lagama maarmaan

FESTU: “Wadahadal la’aan ma jirto nabad” Geneva, Switzerland – 6...

TUBSAN iyo Talyaaniga oo xoojinaya dagaalka argagixisada

TUBSAN iyo Talyaaniga oo xoojinaya dagaalka argagixisada Muqdisho, 06 Juun...
- Advertisement -

Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Jeneraal Bashiir Cabdi Maxamad ayaa waxaa uu faah faahin ka bixiyey 4 askari oo ay u qabteen dilka deeqo Daahir oo ka mid aheyd Ardayda Iskuulka Hoyga Xamar.

Janeraalka ayaa waxa uu sheegay in Ciidamada amaanka ay suurtagashay inay dilkaasi u soo qabtaan 4 Askari oo lagu tuhmayo inay ka dambeeyaan dilkaas.

- Advertisement -

Waxa uu isaga oo sii hadlayey sheegay in aan marnaba la aqbaleyn in dadka shacabka ah mar walba sibareer ah loo dilo.

“Waa laga soo gudbay xilligii dadka leyska dilaayey,marnaba ma aqbaleyno in Qoray lagu gaday Canshuurta laga qaado Ummadda in hadana lagu dhibaateeyo,waxana cadaalada lahorgeyn doonaa dadkii ka dambeeyey dilkaas.

Hoos Ka Dhageyso Codka Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliya.

Latest stories