HomeCaalamkaDhageyso:-Maxaa ka jira Tarmuusyada Shaaha in ay ku dhex jiraan kaniiniyaal...

Dhageyso:-Maxaa ka jira Tarmuusyada Shaaha in ay ku dhex jiraan kaniiniyaal baqdin geliyey dadka? (Warbixin)

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Maalmihii la soo dhaafay waxaa baraha bulshada lagu hadal haayey in Tarmuusyada Shaaha laga cabo ay ku djex jiraan kaniiniyaal dadka isticmaalaya baqdin ku abuureen. Dad badan oo isticmaala Baraha bulshada ayaa qaarkood soo dhigayey,iyaga oo sheegay inay jebiyeen Tarmuusyada Shaaha,kadibna ay ka heleen kaniiniyaal ilaa iyo hadda aysan aqoon waxa ay yihiin. Hoos Ka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Maalmihii la soo dhaafay waxaa baraha bulshada lagu hadal haayey in Tarmuusyada Shaaha laga cabo ay ku djex jiraan kaniiniyaal dadka isticmaalaya baqdin ku abuureen.

Dad badan oo isticmaala Baraha bulshada ayaa qaarkood soo dhigayey,iyaga oo sheegay inay jebiyeen Tarmuusyada Shaaha,kadibna ay ka heleen kaniiniyaal ilaa iyo hadda aysan aqoon waxa ay yihiin.

- Advertisement -

Hoos Ka Dhageyso Warbixin uu ka diyaariyey Wariyaheena Maxamed Cumar Maxamuud.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts