HomeWararMuwaadin Soomaaliyeed oo Caawa lagu dilay Koonfur Afrika

Muwaadin Soomaaliyeed oo Caawa lagu dilay Koonfur Afrika

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Waxaa Caawa Kooxo Burcad ah ay dalka koonfur Afrika ku dileen Muwaadin Soomaaliyeed oo ka mid ahaa dadka ku Ganacsada dalkaas koonfur Afrika. Alle ha u naxariistee Muwaadinka Soomaaliyeed ayaa waxaa lagu Magacaabi jirey Yuusuf Xuseen Xasan waxa uuna ku magac dheeraa (Yusri-fuuda). Dilka, waxa uu ka dhacay magaalada Cape town ee dalka Koofur Afrika,waxana […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Waxaa Caawa Kooxo Burcad ah ay dalka koonfur Afrika ku dileen Muwaadin Soomaaliyeed oo ka mid ahaa dadka ku Ganacsada dalkaas koonfur Afrika.

Alle ha u naxariistee Muwaadinka Soomaaliyeed ayaa waxaa lagu Magacaabi jirey Yuusuf Xuseen Xasan waxa uuna ku magac dheeraa (Yusri-fuuda).

- Advertisement -

Dilka, waxa uu ka dhacay magaalada Cape town ee dalka Koofur Afrika,waxana dad ku sugan Koonfur Afrika ay sheegeen in Burcad hubeysan ay dhowr xabadood la dhaceyn,isla markaana dhaawac soo gaaray uu u geeriyooday.

Alle ha u naxariistee Yuusuf Xuseen Xasan (Yusri-fuuda) ayaa ka mid ahaa Wariyeyaashii sida weyn looga yaqaanay Magalada Muqdisho wixii ka horeeyey Sanadkii 2011,isaga oo Sanadkii 2009 ka tirsanaa Idaacadda Soomaaliweyn ee Magalada Muqdisho.

Dilka Caawa muwaadinka Soomaaliyeed loogu geystay dalka Koonfur Afrika ayaa waxa uu ka mid yahay dilalka mar walba loogu geysto dalkaas,iyada oo dowladda Koonfur Afrika aysan waxba ka qaban.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts