HomeCaalamkaMadaxweyne Mustafe Cagjar oo la kulmaya xubno ka tirsan ONLF

Madaxweyne Mustafe Cagjar oo la kulmaya xubno ka tirsan ONLF

Date:

Related stories

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Soomaalida Haysta TPS-ka Oo Wajahaya Isbeddel Sharci

Maxkamad federaal ah oo ku taalla Boston ayaa u oggolaatay maamulka Trump inuu sii wado joojinta TPS-ka Soomaalida, taas oo saameyn karta in ka badan 1,000 qof oo ku nool Mareykanka.

Pheromone Maxxing:Rag Ka Taga Qubayska Si Ay U Soo Jiitaan Dumaraka.

Dhaqan cusub oo TikTok ku faafaya ayaa ragga qaar ku dhiirrigelinaya inay iska dhaafaan qubayska iyo deodorant-ka, iyagoo aaminsan in urta dabiiciga ah ay kordhin karto soo jiidashada.

Xasuuqii Rwanda: Nin Xabsi Daa’in Lagu Xukumay

Maxkamad ku taalla The Hague ayaa xabsi daa’in ku xukuntay muwaaddin Rwanda ah oo lagu helay dambiyo la xiriira xasuuqii 1994, kaddib baaritaan socday sannado iyo marqaatiyo badan oo la dhageystay.

Gelinka dambe ee Maanta ayaa la filayaa in wafdi uu hoggaaminayo Madaxweynaha Dowlad deegaanka Soomaalida ee Mustafa Cagjar ay gaaraan Magalada Asmara ee Caasimadda dalka Eletariya. Ujeedka wafdiga ayaa waxaa lagu sheegay inay halkaasi kula kulmi doonaan Madaxda Sare ee Jabhadda ONLF oo mudo badan dagaal kula jirtay Itoobiya balse heshiis laga gaaray dagaalkaas. Madaxweyne […]

- Advertisement -

Gelinka dambe ee Maanta ayaa la filayaa in wafdi uu hoggaaminayo Madaxweynaha Dowlad deegaanka Soomaalida ee Mustafa Cagjar ay gaaraan Magalada Asmara ee Caasimadda dalka Eletariya.

Ujeedka wafdiga ayaa waxaa lagu sheegay inay halkaasi kula kulmi doonaan Madaxda Sare ee Jabhadda ONLF oo mudo badan dagaal kula jirtay Itoobiya balse heshiis laga gaaray dagaalkaas.

- Advertisement -

Madaxweyne Mustafe Cagjar iyo Madaxda sare ee ONLF ayaa wadahadaladu markay u soo dhamaadaan waxaa la filayaa in ay iyaga oo wada socda soo gaaraan Magalada Jigjiga ee Xarunta dowlad Deegaanka Soomaalida.

Maalin ka hor waxaa Adis Ababa soo gaaray Xubno uu hoggaaminayo Afhayeenka Jabhada ONLF Cabduqaadir Cadaani Hirmooge,isaga oo la kulmay madax ka tirsan Dowladda Itoobiya.

Latest stories