HomeCaalamkaSoomaaliland oo joojisay Shidaal uga imaan jiray Itoobiya

Soomaaliland oo joojisay Shidaal uga imaan jiray Itoobiya

Date:

Related stories

FIFA to pay Somali referee after US entry bar disrupted World Cup role

World football governing body FIFA has taken an exceptional...

Galmudug demands consensus-led election amid tensions

Somalia’s Galmudug state has rejected any election model imposed...

UN releases $10 mln to avert famine in Somalia as hunger crisis

The United Nations has released $10 million from its...

Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo Qabatay Shirweynaha Labaad ee Garaad Gacmeedka Soomaaliya

Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo Qabatay Shirweynaha Labaad ee Garaad...
- Advertisement -

Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga soomaaliland ayaa amray in la joojiyo Shidaal Magalada Bali-gubadle uga imaan jiray dalka Itoobiya oo ay xaduud la leedahay kaas oo dadka Magaaladaas ku nool ay isticmaalaan.

Wasiirka ayaa arrintaan sabab uga dhigay in soomaaliland ay dhawaan la wareegtay Haamaha shidaalka qorshahaana uu yahay mid suuq loogu sameynayo.

- Advertisement -

Dhinaca kale dadka ku nool Magalada Bali-gubadle ayaa amarkan ka soo baxay Wasiirka Ganacsiga soomaaliland waxa ay ku sheegeen in ay tahay mid lagu cunaqabateynayo,sial markaana ay ku lug leeyihiin Mas’uuliyiinta Xisbiga talada haya ee Kulmiye.

Magalada Bali-gubadle ayaa waxaa Maalin walba shidaal farabadan uu uga imaan jiray dalka Itoobiya,balse laga mamnuucay,waxana tallaabada ay Soomaaliland qaaday weli ka hadlin dowladda Itoobiya.

Latest stories