HomeCaalamkaItoobiya iyo Ereteriya oo heshiis kala saxiixanaya

Itoobiya iyo Ereteriya oo heshiis kala saxiixanaya

Date:

Related stories

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Soomaalida Haysta TPS-ka Oo Wajahaya Isbeddel Sharci

Maxkamad federaal ah oo ku taalla Boston ayaa u oggolaatay maamulka Trump inuu sii wado joojinta TPS-ka Soomaalida, taas oo saameyn karta in ka badan 1,000 qof oo ku nool Mareykanka.

labada dal ee Ethiopia iyo Ereteriya ayaa ku tala jira inay heshiis nabadeed ku kala saxiixdaan magaalada Jiddah ee dalka Boqortooyada Sacuudiga. Sida ay faafisay warbaahinta maxaliga ah ee Sacuudiga, waxaa goobta heshiiskaasi ay labada dal ku kala saxiixanayaan ka qeyb galaya Boqorka Sacuudiga iyo Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay, waxaana xafladda saxiisa heshiiskaasi uu […]

- Advertisement -
- Advertisement -

labada dal ee Ethiopia iyo Ereteriya ayaa ku tala jira inay heshiis nabadeed ku kala saxiixdaan magaalada Jiddah ee dalka Boqortooyada Sacuudiga.

Sida ay faafisay warbaahinta maxaliga ah ee Sacuudiga, waxaa goobta heshiiskaasi ay labada dal ku kala saxiixanayaan ka qeyb galaya Boqorka Sacuudiga iyo Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay, waxaana xafladda saxiisa heshiiskaasi uu dhacayaa berito oo Axad ah.

- Advertisement -

Talaabadan ayaa imaaneysa kadib dadaalka ay labada dal uga jiraan soo celinta xiriirkooda oo muddo go’anaa, waxayna go’aansadeen inay soo afjaraan dagaalkii iyo cadaawadii u dhaxeysay, ka gadaal markii uu xukunka Ethiopia la wareegay R/wasaare Abi Ahmed.

Sidoo kale laba dal ayaa si rasmi ah dib ugu furay xuduudooda iyagoo eegaga masaalixdooda iyo tan shacabka ay labada hogoomiye madaxda ka yihiin.

Sanadkii 1998 dii ayay aheyd markii Ethiopia iyo Ereteriya uu ka dhex qarxay dagaalka oo ay labada dhinac uga dhinteen askar iyo dad aad u fara badan, wuxuuna dagaalkaasi ahaa kii ugu dheeraa ee Afrika wadamo ka tirsan ka dhaca.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts