HomeCaalamkaDaawo Sawirada Duufaantii ku dhufatay Gobol ka tirsan Mareykanka

Daawo Sawirada Duufaantii ku dhufatay Gobol ka tirsan Mareykanka

Date:

Related stories

Muqdisho Oo Shaacisay Natiijada Fasalka 8aad 2025-2026

Maamulka Gobolka Banaadir ayaa shaaciyay natiijada imtixaanka Fasalka 8aad, iyadoo saddex arday lagu dhawaaqay inay kaalmaha ugu sarreeya galeen, lana guddoonsiiyay abaalmarinno.

US Releases 600,000 Mosquitoes to Fight Mosquitoes

US Company Releases 600,000 Male Mosquitoes in New Effort to Control Disease-Carrying Species

Mareykanka Oo 600,000 Kaneecooyin Dagaal La Galaya.

Mareykanka ayaa bilaabay hab cusub oo lagula dagaallamayo kaneecada cudurrada gudbisa, iyadoo ilaa 600,000 oo kaneeco lab ah oo Wolbachia sidda lagu sii deynayo Washington DC iyo nawaaxigeeda.

Tababarka Gorgor oo lagu soo xiray Turkiga

Taliyaha Ciidanka Dhulka S/Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar oo Turkiga kula soo xiray Guutada 21-aad ee Kumaandooska Gorgor,

Duufaanta Hurricane ayaa jimcihii ka soo caga dhigatay waqooyiga Carolina waxa ayna ku dhufatay guud ahaan dhulka xeebaha ah ee ku yaalla bariga Mareykanka. Waxaa la soo sheegayaa in duufaantan ay ku dhinteen 5 qof islamarkana kumannaan qof ay ku barakaceen oo ay ku nool yihiin hoy kumeelgaar ah. Waxaa digniino daadgurayn ah loo jeediyay […]

- Advertisement -

Duufaanta Hurricane ayaa jimcihii ka soo caga dhigatay waqooyiga Carolina waxa ayna ku dhufatay guud ahaan dhulka xeebaha ah ee ku yaalla bariga Mareykanka.

Waxaa la soo sheegayaa in duufaantan ay ku dhinteen 5 qof islamarkana kumannaan qof ay ku barakaceen oo ay ku nool yihiin hoy kumeelgaar ah.

- Advertisement -

Waxaa digniino daadgurayn ah loo jeediyay 1.7 milyan oo qof guud ahaan waqooyiga gobolka Carolina, Koonfurta Carolina iyo Virginia.

Kuwani waa qaar ka mid ah sawirada markii ay duufaanta ku dhufatay goobo ka tirsan mareykanka.

Latest stories