HomeMaqalDhageyso:-Guddoomiye Cali Gacal oo ka jawaabay mooshin laga gudbiyey

Dhageyso:-Guddoomiye Cali Gacal oo ka jawaabay mooshin laga gudbiyey

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Kadib markii Gelinkii dambe ee Maanta xildhibaano ka tirsan Dowlad Goboleedka Galmudug ay mooshin kalsooni kala noqosho ah ka gudbiyeen Guddoomiyaha Baarlamaanka Galmudug ayaa isla Maanta ka jawaabay guddoomiyaha. Cali Gacal Casir oo shir Jaraa’id ku qabtay Magalada Muqdisho ayaa waxa uu sheegay in mooshinkaas aanan waxba ka jirin,isla markaana Xildhibaanada gudbiyey ay yihiin kuwo […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Kadib markii Gelinkii dambe ee Maanta xildhibaano ka tirsan Dowlad Goboleedka Galmudug ay mooshin kalsooni kala noqosho ah ka gudbiyeen Guddoomiyaha Baarlamaanka Galmudug ayaa isla Maanta ka jawaabay guddoomiyaha.

Cali Gacal Casir oo shir Jaraa’id ku qabtay Magalada Muqdisho ayaa waxa uu sheegay in mooshinkaas aanan waxba ka jirin,isla markaana Xildhibaanada gudbiyey ay yihiin kuwo aan sharci ku dhisneyn.

- Advertisement -

Waxa uu sheegay in xildhibaanada Galmudug ay gaarayaan 89 xildhibaan balse kuwa maanta shiray ay yihiin kuwo aan sisharci ah lagu soo xulin,isla markaana aan loo  dhaarin Xildhibaaninimo.

Waxa uu sheegay in waxa ka socda Magalada dhuusamareeb ay yihiin duufaano lagu doonayo in lagu tunto Dastuurka Galmudug oo uu sheegay in horay ugu tuntay Madaxweyne Axmed Ducaale Geelle Xaaf.

Hoos Ka Dhageyso Codka Guddoomiyaha Baarlamaanka Galmudug.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts