HomeWararFaah faahin Askar iyo dad Shacab ah oo lagu dilay Muqdisho

Faah faahin Askar iyo dad Shacab ah oo lagu dilay Muqdisho

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Kooxo ku hubeysnaa bastoolado ayaa agagaarka Masjid dowlada turkiga ka dhistay Xaafadda Jamhuuriyo ee Degmada kaaraan ee Gobolka Banaadir ku dilay  4 ruux oo isugu jira shacab iyo Ciidan. Waxaa la sheegay in rag hubeysan oo watay Gaari noocda raaxada ah ay dilka u geysteen dad shacab ah iyo ciidamo ka tirsan dowlada Soomaaliya,isla markaana […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Kooxo ku hubeysnaa bastoolado ayaa agagaarka Masjid dowlada turkiga ka dhistay Xaafadda Jamhuuriyo ee Degmada kaaraan ee Gobolka Banaadir ku dilay  4 ruux oo isugu jira shacab iyo Ciidan.

Waxaa la sheegay in rag hubeysan oo watay Gaari noocda raaxada ah ay dilka u geysteen dad shacab ah iyo ciidamo ka tirsan dowlada Soomaaliya,isla markaana goobta kabaxday ragii ka dambeeyay dilka.

- Advertisement -

Dadka deegaanka Xaafadda Jamhuuriyo ee Degmada kaaraan ayaa waxa ay sheegeen in rag hubeysan ay rasaas la dhaceen shacab iyo ciidan oo xiliga dilka u dhacayay ku sugnaa Xaafadda Jamhuuriyo.

Goobta uu dilka ka dhacay ayaa waxaa gaaray Ciidamo ka tirsan dowlada Soomaaliya,kuwaasi oo goobta ka qaaday Meydadka afarta ruux ee isugu jirya shacab iyo Ciidan,iyagoo goobta ka bilaabay baaritaano ay ku raadinayaan ragii ka dambeeyay falkan ka dhacay Degmada Kaaraan ee Gobolka Banaadir.

Dilkan ayaa ku soo aadaya xili maanta dabley hubeysan oo watay Mooto ay dil iyo dhaawac u gesyteen labo qof oo shacab ahaa oo mid kamid uu yahay Oday Da’ah, kuwaasi oo ku sugnaa agagaarka Jamaacadda Simad ee Wadada Warshadaha ee Magaalada Muqdisho.

- Advertisement -

 

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts