HomeMaqalDhageyso:-Duqeyn laga fuliyey Gobolka Jubbada Hoose

Dhageyso:-Duqeyn laga fuliyey Gobolka Jubbada Hoose

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Duqeyntaas ayaa waxaa fuliyey Ciidamada Daraawiishta Dowlad Goboleedka Jubbaland iyo kuwa AMISOM,waxaana ay ka fuliyeen tuulooyin hoostaga degmada Afmadoow ee Gobolka Jubbada Hoose oo ay gacanta ku hayeen Al-Shabaab. Saraakiisha Howlgalka hoggaaminayey ayaa wax ay sheegeen inay ka fuliyeen deegaanada Weelmaaroow,Suuboow iyo deegaano kale,isla markaana uu isugu jiray Cirka iyo dhulka oo ay diyaarado ka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Duqeyntaas ayaa waxaa fuliyey Ciidamada Daraawiishta Dowlad Goboleedka Jubbaland iyo kuwa AMISOM,waxaana ay ka fuliyeen tuulooyin hoostaga degmada Afmadoow ee Gobolka Jubbada Hoose oo ay gacanta ku hayeen Al-Shabaab.

Saraakiisha Howlgalka hoggaaminayey ayaa wax ay sheegeen inay ka fuliyeen deegaanada Weelmaaroow,Suuboow iyo deegaano kale,isla markaana uu isugu jiray Cirka iyo dhulka oo ay diyaarado ka qeyb qaateen.

- Advertisement -

Gaashaanle Mahad Maxamed Islaam oo ka mid ah Saraakiisha Ciidamada Jubbaland ayaa sheegay in howlgalkaas uu ahaa mid amniga lagu xaqiijinayey,isla markaana duqeyn dhinaca circa ah ay fuliyeen Ciidamada AMISOM halka Ciidamada Daraawiishta Jubbaland ay weerar toos ah ku qaadeen.

Waxa uu sheegay Gaashaanle Mahad Maxamed Islaam in ay xog ku heleen inay Al-Shabaab deegaanadaas isku aruursanayeen,isla markaana ay doonayeen inay weeraro soo qaadeen.

Cor,Saalis lalamba oo ka mid ah Saraakisiha ciidamada AMISOM ee howlgalkaas ka qeyb qaatay ayaa uga mahad celiyey Ciidamada Jubbaland ka qeyb qaadashada howlgalkaas oo lagu qaaday tuulooyin ay maamulayeen Al-Shabaab.

- Advertisement -

Hoos Ka Dhageyso Codka Gaashaanle Mahad Maxamed Islaam.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts