HomeMaqalDhageyso:-Sababtii liiska NISA looga saaray Gen Cabdalla Cabdalla

Dhageyso:-Sababtii liiska NISA looga saaray Gen Cabdalla Cabdalla

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Warka soo baxay Hay’ada Nabadsugida iyo Sirdoonka Soomaaliya ee NISA ayaa lagu sheegay in Gen,Cabdalla Cabdalla Maxamed oo mar soo noqday Taliye ku xigeenka Hay’addaas laga saaray xubinimadii NISA. Waxaa lagu eedeeyey in Wareysi uu bixiyey uu ku xadgudbay Shaqada NISA,isla markaana uu sheegay Warar ka hor imaanaya hanaanka Shaqo iyo Danaha Qaran,isla markaana guddi […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Warka soo baxay Hay’ada Nabadsugida iyo Sirdoonka Soomaaliya ee NISA ayaa lagu sheegay in Gen,Cabdalla Cabdalla Maxamed oo mar soo noqday Taliye ku xigeenka Hay’addaas laga saaray xubinimadii NISA.

Waxaa lagu eedeeyey in Wareysi uu bixiyey uu ku xadgudbay Shaqada NISA,isla markaana uu sheegay Warar ka hor imaanaya hanaanka Shaqo iyo Danaha Qaran,isla markaana guddi baaritaano oo loo sameeyey kadib la isla gartay in uusan kasii mid ahaan NISA.

- Advertisement -

Dhawaan ayaa Wareysi uu siiyey Idaacadda Voa-da waxa uu eedeyn ugu jeediyey Madaxda NISA,isla markaana uu dhaliilay sida ay Hayadda NISA u Shaqeyso.

Dhageyso Wareysiga oo siiyey Voa-da ee sababay in liiska NISA laga saaro.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts