HomeMaqalDhageyso:-Guddoomiyaha Maxkamada Sare oo ku dhawaaqay Isbedel lagu sameynayo Garsoorka dalka

Dhageyso:-Guddoomiyaha Maxkamada Sare oo ku dhawaaqay Isbedel lagu sameynayo Garsoorka dalka

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Guddoomiyaha Maxkamada Sare ee dalka Baashe Yuusuf Axmed ayaa sheegay in Garsoorka dalka hadda ka jira uu yahay mid ku Shaqeeya kii horey loo adeegsan jiray,isla markaana isbedel lagu sameynayo. Waxa uu sheegay in dowladda Dhexe iyo Maamul Goboleedyada dalka ka jira mid walba uu ku Shaqeeya Garsoor uu isaga sameysatay laakin dowladda Soomaaliya ay […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Guddoomiyaha Maxkamada Sare ee dalka Baashe Yuusuf Axmed ayaa sheegay in Garsoorka dalka hadda ka jira uu yahay mid ku Shaqeeya kii horey loo adeegsan jiray,isla markaana isbedel lagu sameynayo.

Waxa uu sheegay in dowladda Dhexe iyo Maamul Goboleedyada dalka ka jira mid walba uu ku Shaqeeya Garsoor uu isaga sameysatay laakin dowladda Soomaaliya ay rajo weyn ka qabto in ay la timaado isbedel dhinaca Garsoorka dalka ah.

- Advertisement -

Ugu dambeyn waxa uu sheegay in haatan la wado qorsho ah hanaan nooceen ah oo garsoor ayaa dowladda federaalka Soomaaliya qadaneysaa in doodeeda ay socoto uuna rajeynayo in dhawaan lagu dhaqaaqi doono.

Dowladda Soomaaliya ayaa dhawaan shaacisay in isbedel iyo tayeyn lagu sameyn doono Garsoorka dalka si dib loo soo celiyo kalsoonidii Shacabku ku qabeen maadaama ay weli jirto dhaliil ay ka muujinayaan.

Hoos Ka Dhageyso Codka Guddoomiyaha Maxkamada Sare ee dalka.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts