HomeWararAmaanka Magalada Kismaayo oo aad loo adkeeyey

Amaanka Magalada Kismaayo oo aad loo adkeeyey

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Waxaa aad loo adkeeyey Amaanka Magalada Kismaayo halkaas oo la filayo in dhawaan uu ka furmo shir ay yeelaan doonaan golaha Iskaashiga dowlad goboleedyada dalka ka jira. Diyaar garowga shirkaas ayaa laga dareemayaa Magalada Kismaayo,waxaana Xarunta Madaxtooyada Jubbaland iyo Wadooyinka ku dhow dhow lagu arkayaa Ciidamada Jubbaland iyo kuwa Kenya oo amaanka xaqiijinaya. Wadooyinka qaar […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Waxaa aad loo adkeeyey Amaanka Magalada Kismaayo halkaas oo la filayo in dhawaan uu ka furmo shir ay yeelaan doonaan golaha Iskaashiga dowlad goboleedyada dalka ka jira.

Diyaar garowga shirkaas ayaa laga dareemayaa Magalada Kismaayo,waxaana Xarunta Madaxtooyada Jubbaland iyo Wadooyinka ku dhow dhow lagu arkayaa Ciidamada Jubbaland iyo kuwa Kenya oo amaanka xaqiijinaya.

- Advertisement -

Wadooyinka qaar waxaa la suray Calanka Soomaaliya iyo kana Maamulka Jubbaland,iyada oo sidoo kale goobaha qaar loo diidayo inay Shacabku maraan.

Gaadiidka qaarkood ee isticmaalaya Wadooyinka ugu muhiimsan ee Magalada Kismaayo ayaa Maanta baaritaano lagu sameynayaa waxaana inta badan ka qeyb  qaadanaya Ciidamada Daraawiishta ee dowlad Goboleedka Jubbaland.

Saacadaha soo socda ayaa la filayaa in Magalada Kismaayo ay gaaraan Madaxda Dowlad goboleedyada si ay uga qeyb galaan shirkaas oo looga hadli doono khilaafka dowladda iyo Maamul goboleedyada qaar sida,Jubbaland iyo Galmudug.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts