HomeCaalamkaMas’uuliyiin loo heysto musuq maasuq oo xabsiga la dhigay

Mas’uuliyiin loo heysto musuq maasuq oo xabsiga la dhigay

Date:

Related stories

Cabinet Officials Brace to Relinquish Kenyan Passports After Presidential Ultimatum

A mounting cohort of senior Somali government ministers is...

Cabinet officials brace to relinquish Kenyan passports after presidential ultimatum

A mounting cohort of senior Somali government ministers is...

Israel oo heshiis UN la gashay si loo raro 16,250 oo muhaajiriin ah

Israel oo heshiis UNHCR la gashay si 16,250 muhaajiriin ah loo raro dalalka Galbeedka. Qorshihii soo celinta Afrika waa la baabi'iyay, waxaana la oggolaaday in dadka hadhay ay sii joogaan 5 sano.

Todd Blanche Officially Scraps $1.8B ‘Anti-Weaponization’ Fund

Acting AG Todd Blanche officially rescinds the $1.8B 'anti-weaponization' fund, clearing the path for his confirmation after a standoff with Sens. Cornyn and Tillis.

Blanche Oo Baabi’iyay Sanduuqii $1.8 Bilyan

Agaasimaha Hawlaha ee Wasaaradda Caddaaladda Todd Blanche ayaa si rasmi ah u baabi'iyay sanduuqa $1.8 bilyan,

War ka soo baxay Madaxa Dacwadaha dalka Kenya Nuuradiin ayaa waxaa amar lagu bixiyey in la xiro xiro xoghayaha joogtada ee Wasaaradda Arrimaha Beeraha ee dalkaasi Kenya Ninka lagu Magacaabo Richard Lesiyampe iyo lix mas’uul oo kale. Xoghayaha iyo mas’uuliyiinta ayaa waxaa lagu eedeeyey inay si qaldan u iibiyeen Dalaga Galeyda,waxaana lixda mas’uul ay kala […]

- Advertisement -

War ka soo baxay Madaxa Dacwadaha dalka Kenya Nuuradiin ayaa waxaa amar lagu bixiyey in la xiro xiro xoghayaha joogtada ee Wasaaradda Arrimaha Beeraha ee dalkaasi Kenya Ninka lagu Magacaabo Richard Lesiyampe iyo lix mas’uul oo kale.

Xoghayaha iyo mas’uuliyiinta ayaa waxaa lagu eedeeyey inay si qaldan u iibiyeen Dalaga Galeyda,waxaana lixda mas’uul ay kala yihiin.

- Advertisement -

Agaasimaha maareynta ee NCPB Newton Terer.

maareeyaha guud ee maaliyada ee guddigaas Comel Kiprotich Ng’elechey

 karaaniyada xisaabaadka Caroline Kipchoge Cheron

- Advertisement -

Maareeyaha bakhaarada Eldoret Renson Kibet Korir

Madaxa diiwaanada Eric Kipketer Talum iyo

Agaasimaha Guud ee Beeraha Joseph Kipruto Cheboi.

Dhinaca kale ilaa 13 ganacsato ah ayaa ka qeyb qaatay iibinta sida qaldan u dhacday ee loo heysto mas’uuliyiintaas,waxana sidoo kale Shaqada laga fariisiyey shan maareeyeyaal oo ka kala tirsanaa Moi’s Bridge, Kisumu, Nakuru, Eldoret iyo Bungoma.

Todobaadyadii la soo dhaafay ayaa waxaa dalka Kenya ka socday xeritaanka mas’uuliyiin loo heysto musuq maasuq,waxana dhawaan xabsiga la dhigay tiro dhowr ah.

Latest stories