HomeWararDhageyso:-Dowlada oo amar dul-dhigtay Hay’addaha ka howlgala Soomaaliya

Dhageyso:-Dowlada oo amar dul-dhigtay Hay’addaha ka howlgala Soomaaliya

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Ujeedada shirkaan wadatashiga ayaa ahaa siddii loo la xisaabtami lahaa hay’daha NGO-yada Caalamiga ah ee mashaaracida horumarineed  ka fuliyo gudaha dalka, kuwaasi oo fadhiigooda yahay wadanka Kenya. Dawladda Soomaaliya, ayaa hey’addahaasi ku wargalisay in xarumahooda ay ka dhigtaan Soomaaliya, ayna shaqaaleysiiyaan muwadiniinta Soomaaliyeed, waxaana shirka si wadajir ah uu so qaban qaabiyey Wasaaradda Qorsheynta maalgashiga  […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ujeedada shirkaan wadatashiga ayaa ahaa siddii loo la xisaabtami lahaa hay’daha NGO-yada Caalamiga ah ee mashaaracida horumarineed  ka fuliyo gudaha dalka, kuwaasi oo fadhiigooda yahay wadanka Kenya.

Dawladda Soomaaliya, ayaa hey’addahaasi ku wargalisay in xarumahooda ay ka dhigtaan Soomaaliya, ayna shaqaaleysiiyaan muwadiniinta Soomaaliyeed, waxaana shirka si wadajir ah uu so qaban qaabiyey Wasaaradda Qorsheynta maalgashiga  iyo horumarinta dhaqaalaha iyo Hay’adda isu-taga ururadda aan Dowliga aheyn.

- Advertisement -

Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta, maalgashiga  iyo horumarinta dhaqaalaha  XFS Mudane Jamaal Maxamed Xasan oo daah furay shrikaan, ayaa sheegay in loo baahan yahay siddii hay’addaha caalamiga ah ay ula shaqeyn lahaayeen dawladda Soomaaliya, iyaggoo ku shaqeynayo gudaha dalka.

“Sababta aan ula shirnay waxay tahay in aan uu sheegno in dawladda Soomaaliya ay rabto hay’adaha caalmiga ee mashaaricada ka shaqeeyo inay Soomaaliya joogaan, inay qortaan shaqaale Soomaaliyeed, canshuurtana ay bixiyaan” ayuu yiri Wasiirka Qorsheynta XFS.

Wasiirka,  ayaa xusay in aysan la shaqeyn doonin hay’adaha  xarumahooda aan aheyn gudaha dalka, ayna kala noqonayaan Ruqsada, isaggoo  faray dhammaan hay’adaha caalamiga ah in sanadka cusub ay dhaqan galiyaan awaamirta la faray.

- Advertisement -

“Waa dhammaatay in hay’addaha sanadka cusub dalka dibadiisa ay kusii shaqeeyaan, dawladda Soomaaliya lama shaqeeyn doonto haddii dalka gudagiisa aysan ku shaqeyneynin, waxyna kala noqon doontaa ruqsada shaqada” ayuu yiri Wasii Jamaal.

 

Hoos ka dhageyso Codka Wasiirka Qorsheynta.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts