HomeWararXoghayaha Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Soomaaliya oo Maalintii labaad xiran

Xoghayaha Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Soomaaliya oo Maalintii labaad xiran

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Wararka naga soo gaadhaya magaalada Hargeysa ayaa sheegaya in maalintii labaad uu halkaa ku xiran yahay Cabdiqani Yaasiin Maxamed oo ah xoghayihii xafiiska ra’iisal wasaare ku xigeenka dowladda federaalka ah ee Soomaaliya. Hay’adaha ammaanka ee Somaliland wax war ah kama aysan soo saarin xariga mas’uulkan, hase yeeshee warar xog ogaal ah ayaa waxa ay  sheegayaan […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wararka naga soo gaadhaya magaalada Hargeysa ayaa sheegaya in maalintii labaad uu halkaa ku xiran yahay Cabdiqani Yaasiin Maxamed oo ah xoghayihii xafiiska ra’iisal wasaare ku xigeenka dowladda federaalka ah ee Soomaaliya.

Hay’adaha ammaanka ee Somaliland wax war ah kama aysan soo saarin xariga mas’uulkan, hase yeeshee warar xog ogaal ah ayaa waxa ay  sheegayaan in Cabdiqani Yaasiin Maxamed ay ciidanka boliiska ee Hargeysa ka soo qabteen gurigiisa magaalada Hargeysa oo ay xidheen.

- Advertisement -

Hore ayaa dad xilal ka soo qabtay dawladda Soomaaliya waxaa loogu xiray Hargaysa, ayadoo Somaliland ay meel adag ka taagan tahay dadka xilalka ka soo qabtay Soomaaliya, ama ka qayb gala shirar aysan raalli ka ahayn ee yimaada magaalooyinkeeda.

Dhawaan ayey ahayd markii Boqor Cismaan Aw Maxamuud (Buurmadow) loo xiray kulan dhaqameed uu uga qayb galay Puntland.

Waxaa ka sii horraysay Naciima Abwaan Qorane oo iyadana muddo ku xirnayd xabsi ku yaalla Somaliland.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts