HomeWararAskari la xiray kadib markii uu toogasho ku dhaawacay eey ilaalo ka...

Askari la xiray kadib markii uu toogasho ku dhaawacay eey ilaalo ka ah maqaayad Liido ku taala

Date:

Related stories

Dagaalka Romero: Real Madrid, Atletico iyo Man Utd oo isku eryanaya kabtanka Tottenham

Cristian Romero ayaa laga yaabaa inuu ciyaaray kulankiisii ugu dambeeyay ee Tottenham ka dib dhaawac jilibka ah iyo kooxda oo u laabanaysa Championship-ka.

Ruto Lands 8 Major Deals in Rome as Kenya, Italy Sign New Action Plan

President William Ruto's state visit to Italy has yielded eight new agreements, cementing a three-year action plan with Rome. The wide-ranging deal covers everything from military cooperation and AI to restoring the Cherangany Forest and upskilling Kenya's youth.

Nairobi: Soomaaliya oo ka qayb gashay shirka UN-Habitat ee horumarinta magaalooyinka

Wafdiga Soomaaliya oo uu hoggaaminayo Wasiiru Dowle Saciid Xayd ayaa Nairobi kaga qayb galay kalfadhiga UN-Habitat.

Soomaaliya iyo Isku-tashiga: Xarunta Tamarta iyo Biyaha oo loo dhisay qaab casri ah

Ra’iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre ayaa xarigga ka jaray xarun casri ah oo ay yeelanayso Wasaaradda Tamarta iyo Biyaha.

Sidee Turkigu u Qodayaa Ceelka Curad-1 ee Badda Soomaaliya? Sirta Qalabka Waaweyn!

Mashruuca Curad-1 waa wejigii koowaad ee Soomaaliya ay ku noqonayso waddan shidaal soo saara.

Axmed Baashane taliayaha Booliska saldhiga degmada C/Casiis ayaa Radio Dalsan u sheegay inuu xiray galabkii khamista askari dhaawacay oo xabad ku dhuftay eey ilaalo ka ahaa maqaayada Beach View ee Xeebta Liido kadib Markii ay soo dacweeyeen maamulka maqaayada.

Baashane ayaa sheegay in askariga la sii daayey saaka oo sabti ah ,waxuuna sheegay in xarigiisa ay ka dambeysay mari ay soo waceen maamulka maqaayada .

Askariga  ayaa dhaawacay eeyga markii uu qeliyey xiligaas oo uu la lugeynayey qoreygiisa Xeebta oo dad badan ay u damaaashad tagayeen labadii cisho ee la soo dhaafay.

Dad badan ayaa baraha bulshada kaga doodayay arinta xariga askariga waxuuna noqday mowduuc iyadoo dad ku aragti kala duwan ay isku dhaafsanayeen.

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories