HomeWararAkhriso:-Mas’uul ka tirsan Maamulka degmada Balcad oo xilkii laga qaaday (Wareegto)

Akhriso:-Mas’uul ka tirsan Maamulka degmada Balcad oo xilkii laga qaaday (Wareegto)

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Wareegto ka soo baxday Xafiiska Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo dowladaha hoose ee Maamulka Hir-Shabeelle ayaa waxaa xilkii looga qaaday guddoomiye ku xigeenkii Arrimaha bulshada ee degmada Balcad Gobolka Shabeellaha dhexe. Wareegtada ayaa waxaa lagu sheegay in xilka guddoomiye ku xigeenka Arrimaha Bulshada ee degmada Balcad loo Magacaabay Axmed Sheekh Xuseen oo ka mid ah Dhalinyarada […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wareegto ka soo baxday Xafiiska Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo dowladaha hoose ee Maamulka Hir-Shabeelle ayaa waxaa xilkii looga qaaday guddoomiye ku xigeenkii Arrimaha bulshada ee degmada Balcad Gobolka Shabeellaha dhexe.

Wareegtada ayaa waxaa lagu sheegay in xilka guddoomiye ku xigeenka Arrimaha Bulshada ee degmada Balcad loo Magacaabay Axmed Sheekh Xuseen oo ka mid ah Dhalinyarada ku nool degmadaas,isla markaana dhawaan Isbitaal Cusub degmadaas ka hirgeliyey.

- Advertisement -

Xilka guddoomiye ku xigeenka Arrimaha Bulshada ee degmada Balcad ayaa waxaa horey u haayey Axmed Duqoow kaas oo aan weli la sheegin sababta xilka looga qaaday.

Todobaadyadii la soo dhaafay ayaa Maamulka Hir-Shabelle waxa uu waday xilka qaadis iyo Magacaabis taas oo ay dhaliil ka keeneen Siyaasiyiinta ka soo jeeda deegaanada Maamulkaas.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts