HomeCaalamkaDhageyso:-Waqtiga ay bilaabanayaan duulimadyada Xajka ee Sanadkaan oo la shaaciyey

Dhageyso:-Waqtiga ay bilaabanayaan duulimadyada Xajka ee Sanadkaan oo la shaaciyey

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Wasaaradda Diinta iyo Awqaafra ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa ku dhawaaqaday in Toddobaadka soo socda ay billaaban doonaan socdaalka Xujeyda Soomaaliyeed Magaalada Barakeysan ee Makah. Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ahna sii hayaha xilka wasiirka Mudane; C/xakiin Xasan Ibraahim (Ashkir) oo Teleefanka kula hadlay Warbaahinta Qaranka isaga oo jooga Dalka Sacuudiga […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wasaaradda Diinta iyo Awqaafra ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa ku dhawaaqaday in Toddobaadka soo socda ay billaaban doonaan socdaalka Xujeyda Soomaaliyeed Magaalada Barakeysan ee Makah.

Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ahna sii hayaha xilka wasiirka Mudane; C/xakiin Xasan Ibraahim (Ashkir) oo Teleefanka kula hadlay Warbaahinta Qaranka isaga oo jooga Dalka Sacuudiga ayaa wuxuu sheegay in masuuliyadda Wasaaraddu iyo Xukuumaddu in ay aheyd sidii Xujeyda Soomaaliyeed loogu fududeyn lahaa sannadkaan Arrimaha iyo Xajka laguna guuleystay oo aysan jirin wax caqabad ah.

- Advertisement -

Waxa uu hoosta ka xariiqay wasiiru dowlaha in la kordhiyey shirkadihii ka shaqeynayey Arrimaha Xajka oo la gaarsiiyey ilaa 5 Shirkadood, waxa uu carrabka ku dhuftey in la daah-furay bixinta dal ku galka Sacuuciga ama (Visa) ee xujeyda Soomaaliyeed.

Wasiiru dowlaha Diinta iyo Awqaafta ayaa sheegay in sannaadkaan shirkadaha  la saaray masuuliyad dheeri ah, Xukuumadduna ay kor joogteyn joogto ah ku sameyn doonto.

“Umadda Soomaaliyeed waxaa ugu bishaareynayaa in Xajka uu qabsoomayo,  kaalin aad weyn ayeey ka qaateen xafiisyada madaxweynaha iyo Ra’iisul wasaaraha, shirkadaha waxaan kula dardaarmayaa in ay go’aankii Xukuuamdda ay sideeda u fuliyaan, wasaaradda Xajka Sacuudigu si wanaagsan ayeey noola shaqeeyeen, kaslooni buuxdo ayaan qabnaa saacaddaan,  laga bilaabo shalay waxaa la qeybiyey Kaararkii shirkadaha, annagana dabagal iyo qiimeyn ayaan ku sameyn doonnaa” ayuu yiri  Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta Cabdixakiin Xasan Ibraahim (Ashkir)

- Advertisement -

Wasiiru dowlaha ayaa ugu dambeyn sheegay in Xajka uu u furan yahay, shirkadaha ka shaqeynaya Xajka, marka waajibaadka Xujeyda soo dhammaadana lagu xisaabtami doonno adeeggii ay sanandkaan la siiyey sida uu ahaa.

Hoos Ka Dhageyso Codka Wasiiru dowlaha Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts