HomeCaalamkaDhalinyaro loogu magac daray xoogaga Wadaniyiinta oo ka qeybgali doona sugida Amaanka...

Dhalinyaro loogu magac daray xoogaga Wadaniyiinta oo ka qeybgali doona sugida Amaanka Muqdisho

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Dhalinyaradaan loogu Magac darey Xoogaga wadaniyiinta ayaa waxaa soo diyaariyey Maamulka Gobolka Banaadir,waxana laamaha kala duwan ee Hay’adaha amniga ay kala Shaqeyn doonaan howlaha Deriseynta iyo xasilinta Caasimadda. Madaxweynaha  Soomaaliya ayaa maanta soo xiray  munaasabada xiritaanka ololaha Xoogaga wadaniyiinta Gobolka Banaadir kuwaas oo ka qeyb qadanayo barnaamijyada wacyigalinta iyo xasilinta Caasimadda iyadoo lagu qabtay dugsiga […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Dhalinyaradaan loogu Magac darey Xoogaga wadaniyiinta ayaa waxaa soo diyaariyey Maamulka Gobolka Banaadir,waxana laamaha kala duwan ee Hay’adaha amniga ay kala Shaqeyn doonaan howlaha Deriseynta iyo xasilinta Caasimadda.

Madaxweynaha  Soomaaliya ayaa maanta soo xiray  munaasabada xiritaanka ololaha Xoogaga wadaniyiinta Gobolka Banaadir kuwaas oo ka qeyb qadanayo barnaamijyada wacyigalinta iyo xasilinta Caasimadda iyadoo lagu qabtay dugsiga Tababarka ee Janeraal Kaahiye.

- Advertisement -

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed ( Farmaajo) ayaa uga mahadceliyay maamulka gobolka Banaadir doorka uu ka geestay in ololahaani lagu guulesto islamarkaana uu soo gaaro heerkan,

Madaxweynaha ayaa sidoo kale sheegay in dowlada dhiira-galin doonto qorsha kaste oo lagu xoojinaayo qaranimada iyo horumarinta wadajirka umada Soomaaliyeed si looga guulesto sharwadayaasha inoo diidan inaan hormarno oo aan la tartan asaageena.

Sikastaba dowladda Soomaaliya aya haatan waxa ay xooga saareysaa amniga Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho,iyada oo lagu wareejiyey Ciidamo Millateri ah,isla markaana la xareeyey Ciidamadii xasilinta.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts