HomeWararAkhriso:-Maareeyaha Guud ee Hey’adda Duulista oo Shaqada laga joojiyey(Wareegto)

Akhriso:-Maareeyaha Guud ee Hey’adda Duulista oo Shaqada laga joojiyey(Wareegto)

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Wareegto ka soo baxday xafiiska Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo duulista Hawada Xukuumadda Soomaaliya ayaa waxaa Shaqa joojin loogu sameeyey Maareeyaha guud ee Hay’adda Duulista iyo Saadaasha Hawada Yuusuf Cabdi Cabdulle(Yuusuf Jaale) Wareegtada ayaa waxaa la ogeysiiyey ,Wasiir ku xigeenka Wasaaradda,Wasiiru dowlaha Wasaaradda iyo Madaxweynaha iyo Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya in Shaqa joojin lagu sameeyey Maareeyaha guud […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wareegto ka soo baxday xafiiska Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo duulista Hawada Xukuumadda Soomaaliya ayaa waxaa Shaqa joojin loogu sameeyey Maareeyaha guud ee Hay’adda Duulista iyo Saadaasha Hawada Yuusuf Cabdi Cabdulle(Yuusuf Jaale)

Wareegtada ayaa waxaa la ogeysiiyey ,Wasiir ku xigeenka Wasaaradda,Wasiiru dowlaha Wasaaradda iyo Madaxweynaha iyo Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya in Shaqa joojin lagu sameeyey Maareeyaha guud ee Hay’adda Duulista iyo Saadaasha Hawada.

- Advertisement -

Sidoo kale waxaa loo cugsaday Shaqa joojintaas,in ay muhiim noqotay in la dardar geliyo shaqada Hay’adda Duulista iyo Saadaasha Hawada,iyo marxaladaha xasaasiga ah ee uu marayo dib ula soo wareegida Maamulka Hawada Soomaaliya.

Sidoo kale waxaa xilkii Maareeyaha guud ee Hay’adda Duulista iyo Saadaasha Hawada si KMG ah loogu dhiibay in uu u sii hayo ku xigeenka Maareeyaha Mudane Axmed Macalin Xasan.

Hoos Ka Akhriso Wareegtada ka soo baxday Xafiiska Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo duulista Hawada xukuumadda Soomaliya.

- Advertisement -

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts