HomeWararSawirro:-Wasiirka Cadaaladda oo Xariga ka jaray Xafiiska Xalinta Khilaafaadka..

Sawirro:-Wasiirka Cadaaladda oo Xariga ka jaray Xafiiska Xalinta Khilaafaadka..

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Furitaanka daadajinta Barnaamijka heer degmo ee xafiiska xalinta Khilaafaadka oo ay hormuud ka tahay Wasaaradda Cadaaladda Soomaaliya ayaa laga hirgeliyay degmada Hodan ee Gobolka Banaadir,iyadoo qorshahu uu yahay in bulshada ay helaan adeeg Garsoor oo dhammeystiran. Munaasabad kooban oo lagu qabtay xarunta degmada ayaa Bulshada ay ku ammaaneen doorka Wasaaraddu ay ka qaadaneyso dib u […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Munaasabad kooban oo lagu qabtay xarunta degmada ayaa Bulshada ay ku ammaaneen doorka Wasaaraddu ay ka qaadaneyso dib u soo nooleynta Golaha Adeega Garsoorka dalka.

Ku simaha Gudoomiyaha ahna Guddoomiye ku-xigeenka Amniga iyo Siyaasadda degmada Hodan Yaasiin Cusmaan Jimcaale ayaa tilmaamay in Xafiiskan muhiimad gaar ah u leeyahay Bulshada reer Hodan.

- Advertisement -

Wasiirka Cadaaladda Xukuumadda Soomaaliya  Mudane Xasan Xuseen Xaaji  ayaa sheegay in xafiiskan xalinta Khilaafaadka uu wax badan ka tari doono baahiyaha dhanka garsoor ay qabaan Bulshada degmada Hodan ee Gobolka Banaadir.

Wasaaradda Cadaaladda Soomaaliya ayaa sheegtay in xafiiska xalinta Khilaafaadka ay garsiin doonaan dhammaan degmooyinka iyo Gobollada dalka si bulshada Soomaaliyeed ay u helaan dhammaan Adeeg garsoor oo dhammeystiran.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts