HomeWararDhageyso:-Banaabax ka dhacay deegaano ka tirsan gobolka Hiiraan

Dhageyso:-Banaabax ka dhacay deegaano ka tirsan gobolka Hiiraan

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Banaabaxaan oo ay dhigayeen Shacabka degmada Jalalaqsi ee gobolka Hiiraan ayaa waxa ay uga cabanayeen hay’adaha samafalka oo ay sheegeen in ay dad gooni ah u sameeyaan gurmadka. Boqolaal ka mid ah Shacabka jalalaqsi oo ka hadlay banaanbaxa ayaa waxa ay sheegeen in Hay’adaha gargaarka ee Gobolka Hiiraan ka howlgalla bilihii u dambeysay ay wadeen […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Banaabaxaan oo ay dhigayeen Shacabka degmada Jalalaqsi ee gobolka Hiiraan ayaa waxa ay uga cabanayeen hay’adaha samafalka oo ay sheegeen in ay dad gooni ah u sameeyaan gurmadka.

Boqolaal ka mid ah Shacabka jalalaqsi oo ka hadlay banaanbaxa ayaa waxa ay sheegeen in Hay’adaha gargaarka ee Gobolka Hiiraan ka howlgalla bilihii u dambeysay ay wadeen in dad gooni ah ay garsiiyaan gargaarka,isla markaana qaar ka mid ah Shacabka degmada Jalalaqsi aan laga warqabin.

- Advertisement -

Waxa ay ka dalbadeen Madaxda Hir-Shabeelle iyo madaxda dowladda Soomaaliya in hay’adaha samafalka lagula xisaabtamo Shaqooyinka ay bulshada u qabanayaan.

Degmada Jalalaqsi ee Gobolka Hiiraan ayaa waxa ay ka mid tahay degmooyinka gobolka Hiiraan uu ka saameeyey fatahaada uu sameeyey Wabiga Shabeelle,isla markaana dad badan ay ka barakaceyn.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts