HomeWararSoomaaliya oo ka mid noqotay Wadamada Haweenka loogu geysto Tacadiyadda Kufsiga

Soomaaliya oo ka mid noqotay Wadamada Haweenka loogu geysto Tacadiyadda Kufsiga

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Warbixin oo ay Khubaro ka tirsan Hay’adda Thomson Reuters Fondation  dhawaan soo saareen ayey ku soo bandhigeen Dalalka ay Haweenka Tacadiyadda Kufsiga iyo Addoonsiga kala kulmaan. Warbixinta oo ay 548 Khubaro isku soo duween  waxaa lagu sheegauy inuu Waddanka Hindiya yahay Wadadnka  ugu khatarta badan Caalamka ee ay Haweenka kala kulmaan khataraha ugu sarreeya ee […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Warbixin oo ay Khubaro ka tirsan Hay’adda Thomson Reuters Fondation  dhawaan soo saareen ayey ku soo bandhigeen Dalalka ay Haweenka Tacadiyadda Kufsiga iyo Addoonsiga kala kulmaan.

Warbixinta oo ay 548 Khubaro isku soo duween  waxaa lagu sheegauy inuu Waddanka Hindiya yahay Wadadnka  ugu khatarta badan Caalamka ee ay Haweenka kala kulmaan khataraha ugu sarreeya ee dhinaca Kufsiga iyo in si khasab ah loogu shaqeeysto Haweenka iyo Gabdhaha yaryar.

- Advertisement -

Dalka Maraykanka ayaa noqotay dalka keliya ee Waddamadda Reer Galbeedkaoo Kaalinta 3-aad ka galay Qiimeynta Warbixintaasi oo Talaadadii hore la soo dabaacay.

Warbixinta waxaa lagu sheegay in dalalka sida xooggan loogu tacadiyo Haweenka ka mid yihiin Hindiya, Afganistan, Maraykanka, Syria, Somalia, Sacuudiga.Kongadda Dimuqraadiga iyo  Pakistan,

Sahan la sameeyey sannadkii 2011-ki, waxaa qiimeynta figta sare kaga jiray dalal ay ku jirto Somalia oo lagu tilmaamay dalalka ugu khatarta badan ee Haweenka loogu geysto Tacadiyadda ugu badan ee Kufsiga hubeysan.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts