HomeCaalamkaSawirro:-Wafdi ka socda Imaaradka Carabta oo lagu soo dhaweeyey Magalada Qardho

Sawirro:-Wafdi ka socda Imaaradka Carabta oo lagu soo dhaweeyey Magalada Qardho

Date:

Related stories

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Cabinet reshuffles senior diplomats, appoints new trade chief

Somalia's Council of Ministers, chaired by the federal government,...

‘We lost it ourselves’: Abiy admits internal flaws cost Ethiopia Red Sea

Prime Minister Abiy Ahmed has renewed his government’s argument...

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

Wafdigan ka socda dowladda Imaaraadka Carabta ayaa Maanta waxa ay soo gaareen Magalada Qardho ee Gobolka Karkaar Puntland,waxana soo dhaweeyey Boqor Burhaan Boqor Muuse oo ka mid ah Isimada Puntland. Wafdigaan ayaa waxaa wararka qaar ay sheegayaan in uu la socday  Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Sanoter Cumar Cabdi Rashiid Cali Sharmaake iyo xubno kale. […]

- Advertisement -

Wafdigan ka socda dowladda Imaaraadka Carabta ayaa Maanta waxa ay soo gaareen Magalada Qardho ee Gobolka Karkaar Puntland,waxana soo dhaweeyey Boqor Burhaan Boqor Muuse oo ka mid ah Isimada Puntland.

Wafdigaan ayaa waxaa wararka qaar ay sheegayaan in uu la socday  Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Sanoter Cumar Cabdi Rashiid Cali Sharmaake iyo xubno kale.

- Advertisement -

Ujeedada ay Magalada Qardho u soo gaareen wafdiga ka socda Imaaraadka ayaa lagu sheegay sidii loo xoojin lahaa xiriirka dhinaca Dhaqanka ee Imaaraadka iyo Maamulka Puntland.

Sidoo kale Wafdiga ayaa waxa ay booqdeen Hoyga iyo Beerweyn oo uu Magalada Qardho ku leeyahay Boqor Burhaan Boqor Muuse oo ka mid ah Isimada Puntland.

Latest stories