HomeWararWariye ku xirnaa Gaalkacyo oo la siidaayey

Wariye ku xirnaa Gaalkacyo oo la siidaayey

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Gelinkii dambe ee Maanta ayaa waxaa suurtagashay in xabsiga laga  siidaayo Wariye Axmed Khaliif Geedi oo Ciidamada Galmudug ay isla maanta xireyn Siideynta Wariyaha ayaa waxaa ka qeyb qaatay  Ururka saxafiyiinta Gobolka Mudug oo dadaal badan ku bixiyey sida uu sheegay Wariye liban Cajiib oo ka mid ah Wariyayaasha ka howlgalla Magalada Gaalkacyo ee xarunta […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Gelinkii dambe ee Maanta ayaa waxaa suurtagashay in xabsiga laga  siidaayo Wariye Axmed Khaliif Geedi oo Ciidamada Galmudug ay isla maanta xireyn

Siideynta Wariyaha ayaa waxaa ka qeyb qaatay  Ururka saxafiyiinta Gobolka Mudug oo dadaal badan ku bixiyey sida uu sheegay Wariye liban Cajiib oo ka mid ah Wariyayaasha ka howlgalla Magalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug.

- Advertisement -

Weriye Axmed Khaliif oo wakiil wareed u ah Tv-ga RTN ayaa loo haystay war uu dhawaan uu ka siidayay Tvga islamarkana uu kaga hadlay isbaarooyin Yaallay inta u dhaxeysa Gaalkacyo iyo Galinsoor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts